Sign in to follow this  
Jacpher

Moqdisho Currency Exchange Businesses Given Extreme Warning

Recommended Posts

Jacpher   

Digniin kusocoto Sariflayaasha Muqdisho Mujaahidiinta oo Go'aan kasoo saaray Lacagaha Shilin Soomaaliga Feelsada ah ee Sicir bararka ku keenay Maciishadda.

 

Maalmihii lasoo dhaafay waxaa qaybo katirsan Dhulka Muslimiinta Soomaaliya ku dhuftay Abaaro baahsan oo saamayn ku yeeshay Dadka iyo Duunyada, Abaaraha qaarkood waa Musiiba Rabbaani ah oo uu Alle nagu imtixaanayo

 

Maalmihii lasoo dhaafay waxaa qaybo katirsan Dhulka Muslimiinta Soomaaliya ku dhuftay Abaaro baahsan oo saamayn ku yeeshay Dadka iyo Duunyada, Abaaraha qaarkood waa Musiiba Rabbaani ah oo uu Alle nagu imtixaanayo qaarkoodna waxaa sababay Cadawgga Umadda Soomaaliyeed.

 

Magaaladda Muqdisho oo ah Caasimadda Dalka Muslimka ah ee Soomaaliya waxaa kataagan Sicir Barar ta'siir weyn ku yeeshay Shacabka oo Idil haddii uu ahaan lahaa Taajir iyo Faqiir waxaa qaali garoobay dhammaan Cayshkii ay Umadda Muqdisho raqiis ku baayacsan jireen.

 

Xaalad Nolon xumo tii ugu liidatay ayaa ka jidho caasimadda haddii ilaah uusan Nasri keenin lama oga sida ay wax naqanayaan balse Ilaah umadda uga hiili maayo dhagar qabayaasha Kufaarta Tikreega iyo Camiiladooda.

Dhibkan haysto Umadda waxaa sabab u ah Cadawga Umadda Soomaaliyeed oo Dalkii kusoo daabulayo Lacago Faalsa ah si loo wiiqo Dhaqaalaha Shacabka ku nool Muqdisho oo ah kuwa Lafdhabarta u ah Jihaadka Gumaysi Diidka ah.

 

Sirdoonka Mujaahidiinta Soomaaliyeed ayaa xaqiijiyay in Murtadiin katirsan Kooxda Doofaareey Mbagati ay Mas'uul kayihiin Cayshka xun ee Muqdisho kataagan.

 

Murtadiin ay isku dhawyihiin C.llaahi yuusuf ayaa magaalada soo geliyay Malaayiin Lacago Shilin Soomali ah oo lagusoo Daabacay Gobalada Bari gaar ahaan Boosaaso,
Taliska Mujaahidiinta oo in Mudda ah arrintan daba gal kuweday ayay u cadaatay Hagardaamooyin ay damacsanyihiin Kooxda Mbagati oo ah in Shacabka Muqdisho Nolosha lagu adkeeyo si ay uyaraato waxiska caabinta lagula jiro Tikreega.

 

Duulimaadyo farabadan ayaa dhowrkii Maalmood ee ugu dambeeyay kasoo degay Gegida Diyaaradaha Muqdisho kuwaas oo siday lacago Shilin Soomaali Feelsa ah waxaa durbadiiba loo qaybiyay Ganacsato Camiila ah oo ubadan Sariflayaal mid mid loo garanayo Mujaahidiintuna ay calaamadaystee sidaas daraadeed waxay Mujaahidiintu soo saareen qodobadan hoos ku qoran.

 

*Marka hore waxaan kula talinaynaa Tujaarta Soomaaliyeed ee Muslimka ah in Ilaaahooda kabaqaan oo ayna Umadda ku dhibin Cayshka maadaama lagu guda jiro Xili Gumaysi dagaalana ay Dalkii ka socdaan.

 

*Ciidamada Mujaahidiintu waxay Digniin adag ujeedinayaan Ganacsatada lashaqayso Ciidamada Gumaysiga Tikreega iyo Kooxda Mabati ee loosoo xilsaaray socodsiinta Lacagahan faalsada ah ee Dadkii baabi'yay waxaa jiro Shaqsiyaad aan siwanaagsan Isha ugu hayno oo ubadan Sariflayaal.

*Dhammaan Suuqyada lacagaha lagu kala Bedesho waa in aan laga qaadin Lacagaha cusub ee dhawaan soo gaari doono,Mujaahidiinta Soomaaliyeed waxay utaaganyihiin Badbaadinta Shacabka dhan walba.

 

*
Maamulka Riddada ah ee C.llaahi yuusuf wuxuu qarka usaaranyahay in uu kala tago markaas bay damacsanyihiin in ay ku badbaadaan Dhiigga Shacabka laga bilaabo Maanta oo ay Taariikhdu tahay 17-03-208 Mujaahidiintu Mowqif adag ayay kaqaadanayaan Ganacsatada u adeegto Tikreega saliibiga ah ogoow Ganacsade in aadan wax dhaamin Dharcagaarta Tikreega lasafan haddii aad Maalkaaga ku taageertid Tikreega Wabilaahi Towfiiq

 

QAADISIYA WAA XARUNTA NOOLEYNTA DHAQANKA ISLAAMKA.

Source: Qaadisiya

Share this post


Link to post
Share on other sites

Join the conversation

You can post now and register later. If you have an account, sign in now to post with your account.

Guest
Reply to this topic...

×   Pasted as rich text.   Restore formatting

  Only 75 emoji are allowed.

×   Your link has been automatically embedded.   Display as a link instead

×   Your previous content has been restored.   Clear editor

×   You cannot paste images directly. Upload or insert images from URL.

Sign in to follow this