Sign in to follow this  
Abdi2005

Ciidanka Midawga Maxaakimta oo lagu arkay Duleed Degmada Afmadow iyo Kismaayo

Recommended Posts

Abdi2005   

Ciidanka Midawga Maxaakimta oo lagu arkay Duleed Degmada Afmadow iyo Kismaayo

Posted to the Web Feb 01, 09:59

 

 

Kismaayo:-Wararka lagu kalsoon yahay oo naga soo gaaray Magaalada Kismaayo ayaa ku soo waramaya in ciidamada MMI ay markii ugu horeysay lagu arkay iyaga oo kooxo yar yar u socda Duleedka Magaalooyinka Kismaayo iyo Afmadow taas oo ay xaqiijiyeen dadka reer guuraaga ah .

 

Ciidankan ayaa waxa uu ku hubaysan Yahay Hubka noocyadiisa kala duwan waxaana ay u muuqataa kuwo dib u habeyn weyn sameeyey una diyaar garoobay dagaal dheer oo ku dhufo ka dhaqaaq ah .

 

Ciidamadan ayaa dhow dagaal oo kharaar la garay Ciidamada Itoobiya iyo kuwa DFGM iyaga oo jab weyn u geystay Ciidamo faro badana ka dilay kuwa Itoobiya .

 

 

Ciidamadan ayaa waxaa si toos ah u Hogaaminaya Sh Xassan Daahir Aweys iyo Sh Xassan Turki waxana joogaan Dhamaan Koonfurta Soomaaliya iyaga oo u socda Kooxo yar yar

 

 

Ciidanka Itoobiya iyo Mareykanka ayaa Dhow jeer Isticmaalay Diyaaradaha Dagaalka ka dib markii ay ku Jabeen Dagaalka Dhulka maadaama aysan aqoon u lahayn Dhulkaas oo ah mid Howd ah

 

Ciidanka MMI ayaa waxaa isa soo taraya in ay hayaan 11 Askari oo Mareykan ah iyda oo aad Isbuucaan looga baahshay arinkan inkasta oo MMI uusan ka hadal mareykankana uu dafiray

http://www.halgan.net/view_article.php?articleid=5158

Share this post


Link to post
Share on other sites

Join the conversation

You can post now and register later. If you have an account, sign in now to post with your account.

Guest
Reply to this topic...

×   Pasted as rich text.   Restore formatting

  Only 75 emoji are allowed.

×   Your link has been automatically embedded.   Display as a link instead

×   Your previous content has been restored.   Clear editor

×   You cannot paste images directly. Upload or insert images from URL.

Sign in to follow this