Sign in to follow this  
Jacaylbaro

A declaration by the residents and business community of Sool

Recommended Posts

Las Anod(Qaran)- Residents of Sool region and its business community, after a meeting held yesterday in Las Anod, have declared their intentions to take measures to control and eliminate the rise in the price index due primarily to the fake currency printed in the Puntland region in neighbouring Somalia.

 

One of the declaration from the meeting is to combat the influx of fake and worthless currency from Puntland. As a result this fake currency there has been an increase in the rate of the United States Dollar in the region, compared to decrease of the dollar across the globe.

 

In a unanimous decision take during the meeting, it was agreed that abolish the one thousand schilling printed in Puntland, and to replace it with the legal tend five hundred Somaliland schilling.

 

 

By:Jama Mohamoud Hagi

Qarannews

Las Anod Somaliland

Share this post


Link to post
Share on other sites

Laas'anood(Qarannews)-Go'aan ayaa waxa uu kasoo baxay maalinamadii shalay ahayd shir ay isugu yimaadeen Ganacsatada Gobolka Sool ayaa waxaa ka soo baxay Go?aano mihiim ah

Go'aanadan ayaa waxaa kamid ah Arimo ay ka mid yihiin Sicirbararka iyo lacagaha faalsada ah ee uu soo daabacayo Maamulka Puntland iyo shaqsiyaad iyagu haysta Makiinadaha lagu daabaco lacagaha faalsadan ah.

 

Ganacsatada ayaa waxay sitoos ah uga cabanaysaa kor u kicidda lacagaha qalaad ee Dollarka halka uu aduunka kale ka dhacay Dollarku iyo meceeshadda marba marka ka danbaysa kor u sii kacaysa, waxaa iyana walaac balaadhan ka muujiyey arintan Sicirbararka oo ay sabab utahay lacagaha faalsada ah ee ka soobaxaya magaalooyinka Garowe iyo Bosaaso shacabka danyarta ah ee kudhaqan Gobolada Puntland iyo gabi ahaanba inta laga qaato Kunka faalsada ah.

 

Waxayna isku raaceen dhamaan shacabka iyo ganacsataduba in laxakameeyo kunka shilin ee la daabacayo laguna badalo lacagta Somaliland-ta ah iyo Shanta Boqol(500 Sh/so) ee sharciyeysan.

 

 

Arintan ayaa waxay ku soo beegan tay xilli uu Gobolka Sool ku sugan yahay xaalad aad u qalafsan, balse arintan ayaa waxaa lagu tilmaamayaa in ay keentay fursad dhaqaale daro oo ku timi gebi?ahaan Sool.

 

Maanta ayaa waxaa lagu sarifayaa 100$ 2300.000 Shilin Somali ah, sarifka lacagta Dollarka ayaan waligeed halkaasi gaadhin.

 

Dadka danyarta ah ayaa Arintan waxay ku Tilmaameen In ay tahay Qudhgooyo kutimi iyaga oo uu kadanbeeyo Maamulka Puntland.

 

 

By:Jama Mohamoud Hagi

 

Qarannews

 

Laas'aanood Somaliland

Share this post


Link to post
Share on other sites

Waxayna isku raaceen dhamaan shacabka iyo ganacsataduba in laxakameeyo kunka shilin ee la daabacayo laguna badalo lacagta Somaliland-ta ah iyo Shanta Boqol(500 Sh/so) ee sharciyeysan

Good for the people and good for the Somaliland's currency/Economy.

Share this post


Link to post
Share on other sites
A.J.   

Yes indeed it is good for the economic development of the region that trade is conducted in the on currency of the nation which is of course the JSL Shilling.

Share this post


Link to post
Share on other sites

Join the conversation

You can post now and register later. If you have an account, sign in now to post with your account.

Guest
Reply to this topic...

×   Pasted as rich text.   Restore formatting

  Only 75 emoji are allowed.

×   Your link has been automatically embedded.   Display as a link instead

×   Your previous content has been restored.   Clear editor

×   You cannot paste images directly. Upload or insert images from URL.

Sign in to follow this