Sign in to follow this  
me

Taliyaha malayshiyada SNMta Ee qaybta 17aad Oo la dilay

Recommended Posts

me   

{WIDH-WIDH}22-05-10

 

meydka1.jpg

 

Wararka ka imanaya jeeda hore ee widh-widh ayaa sheegaya in Col. Axmed Daahir (Doolaal) oo ah taliyaha malayshiyada qaybta 17aad oo ku qudhbaxay Widh-Widh waxa kale oo gacanta lagu dhigay maxaabiis farabadan iyo hub kan fudud ah....

 

Waxaa galabta lagu aasay Magaalada OOG, waxaya taasi keentay niyad jab aad u weyn oo ku dhacday Malayshiyaadkii SNM ee ku suganaa magaalada OOG.

 

Waxiii warar ah kala soco radiowidhwidh

Share this post


Link to post
Share on other sites
A_Khadar   

Ninkastoo iswaala waabiyaa hela.. They also say, soo joog laga waaye soo jiif saa laga helaa..

 

I want to hear from bakhbakhlayaashi successionists, yaa isgaadhay....

Share this post


Link to post
Share on other sites

Join the conversation

You can post now and register later. If you have an account, sign in now to post with your account.

Guest
Reply to this topic...

×   Pasted as rich text.   Restore formatting

  Only 75 emoji are allowed.

×   Your link has been automatically embedded.   Display as a link instead

×   Your previous content has been restored.   Clear editor

×   You cannot paste images directly. Upload or insert images from URL.

Sign in to follow this