Sign in to follow this  
General Duke

Demonstrations in LA in support of PUNTLAND

Recommended Posts

Banaan-bax ka dhacay Magaalda Laas-caano.

By a/saciid Posted to the web 20-01-2004, 19:02:22

 

Laascaano:- Banaan-bax ayaa saakay ka dhacay Magaalada Laas-caano ee Xaruna Gobolka Sool kaa soo ay soo abaabuleen Maamulka Gobolka u jeedadiisuna ahayd in lagu taageero Maamulka Col.C/laahi iyo hawlaha uu ka waddo Gobolka Sool.

 

Banaan-baxaan ayaa waxaa ka qab qaatay Maamulka Gobolka Sool iyo Saraakiisha ciidamada Maamulka Puntland una kamid ahaa Taliaha dagaal-galinta ciidanka daraawiishta Siciid Dheere iyo Dad wayne aad u farabadan ku waas oo ku dhawaaqayay hadalo dhan ka ah Madaxwaynaha Jabuuti Md.Ismaaciil Cumar Geelle iyo Maamulka Soomaaliland.

 

Dhanka kale waxaa saakay ka ambabaxay Magaalada Garoowe odayaal reer Nugaaleed ah uuna hogaaminaayay Col.Nuur Salaad kuwaas oo kicitimay Magaalada Laas-caano u jeedada safarkooduna ay ahayd in ay u sheegaan sidii xasiloonida iyo nabadda loo ilaalin lahaa iyada oo laga fogaanayo waxii keeni kara dhiig daata.

 

Axmed c/salaam.

Puntlandpost, Garoowe, Soomaaliya.

Share this post


Link to post
Share on other sites

Join the conversation

You can post now and register later. If you have an account, sign in now to post with your account.

Guest
Reply to this topic...

×   Pasted as rich text.   Restore formatting

  Only 75 emoji are allowed.

×   Your link has been automatically embedded.   Display as a link instead

×   Your previous content has been restored.   Clear editor

×   You cannot paste images directly. Upload or insert images from URL.

Sign in to follow this