Sign in to follow this  
Emperor

Mahadaay: Sheikh hotel's MARYA-CALAS new tactics of hit and run

Recommended Posts

Emperor   

^No, but what have you got to say about this desperate move instead of dwelling about my person or Yusuf Yey's past...

 

Originally posted by Sherban Shabeel:

Sheekh Shariif is the President of Somalia.

 

You are some guy posting on an internet forum.

That's true, so what! Loool, you even made me laugh at this one! a lame, weak argument

 

The argument of a weak man meesha kala tag...

Share this post


Link to post
Share on other sites
Emperor   

^Again you are telling the obvious, of course I know he neither knows me personally nor most of SOL members, none of the members here know most of the Somali politicians but they talk, comment, critise or in some cases insult/curse them, does it make a strong argument if I told a member, let's say A&T, not to personally attack Yusuf Yey because he's doesn't know him if he existed :D

 

The argument of the weak, yaa Mr weak, come back with strong coffee...

Share this post


Link to post
Share on other sites
Emperor   

Alshabaab have started to make security patrols to fully secure the town, confiscate and detain inside pro Sheikh hotel trouble makers....

 

 

Wararkii ugu dambeeyay xaalada caawa ee Magaalada Jowhar iyo Mahadaay

Ammaanka Magaalada Jowhar ayaa caawa si weyn loo adkeeyay, iyadoona markii horeysay caawa laga dareemay dhaq dhaqaaq ciidan tan iyo markii ay dhowaan ay la wareegeen Kooxda Alshabaab.

 

Shabaab.jpg

 

Sida ay sheegayaan wararka naga soo gaaraya Magaalada, waxaa guud ahaan ammaankooda aad loo adkeeyay Saldhiga Booliska, Xabsiga Dhexe iyo Xarumaha Maamulka oo ay degan yihiin Saraakiisha Alshabaab.

 

Wararka ayaa sheegaya in dhowr ka mid ah gaadiidka dagaalka ay caawa ka bilaabeen Magaalada howlo roondeyn ah, taasoo la xiriirta dhacdadii xalay ka dhacday Degmada Mahadaay, ee aheyd weerarkii ku dhufo oo ka dhaqaaq ah.

 

Dadka ku dhaqan Magaalada Jowhar oo habeenadii u dambeeyay aanu dareemeyn is bedelka ku yimid Magaalada ayaa mar kaliya caawa cabsi ay la soo deristay, waxaana qaarkood ay fiidkii hore ku xaroodeen Hoygooda, sababo xagga ammaanka oo Magaaladana laga dareemay dhaq dhaqaaq ciidan.

 

Hadal heynta ugu badan ayaa caawa ah magaalada weerarkii xalay ka dhacay Degmada Mahaad inuu mid la mid ah caawa ka dhaco Magaalada Jowhar, waxaana dadka Magaalada ay yihiin kuwo cabiraya xaalada magaalada sida ay xilli walba isu badali karto, marka loo eego dhaq dhaqaaqyada jira

 

Wararka qaar ayaa sheegaya in Xoogaga Alshabaab ay Magaalada meelaha qaar ay soo buux dhaafiyaan, iyadoona caawa ciidamo la dhigay Buundada Wabiga ee ay isaga kala gooshaan Xaafadaha Horseed iyo Hantiwadaag ee Magaalada Jowhar.

 

Dhinaca kale Degmada Mahadaay oo magaalada Jowhar dhanka waqooyi kaga beegan ilaa 25KM gacantana ay ku hayaan Xisbul Islaam oo xulufo la ah Alshabaab ayaa waxaa galabta gaaray Ciidamo xoojin u ah kuwii hore u joogay halkaas ay galabta gaareen, kadib markii xalay weerar dhimasho sababay lagu qaaday Xisbul Islaam.

 

Ciidamadii Maxkamadaha Islaamka ayaa qaaday weerar ay horay ugu adeegsan jireen xilligii halganka ay kula jireen Ciidamadii Ethiopia mid la mid ah, waxaana ay si gaadmo ah ku dileen afar ka tirsan Xoogaga Xisbul Islaam iyagoona qaatay mid ka mid ah gaadiidka dagaalka.

 

Dad xeel dheerayaal ah ayaa sheegay in Degmada Mahadaay oo ah Degmo yar, ayaa leh wadooyin oo isugu jira kuwa qarda jeex iyo kuwa Degmada looga soo galo, taasoo sahli karta in dhowr jiho weerar ku dhufo oo ka dhaqaaq ah looga soo qaaday, iyadoona dhacda tuulooyinka la isku dhaho afarta tuulo.

 

 

Hooyga wararka Somaliyed

www.Jowhar.com

Jowharcom@hotmail.co m

Jowharcom@gmail.com

Share this post


Link to post
Share on other sites
Emperor   

Even Johwar.com, the mouth piece and primary supporters of Sheikh hotel wrote this:

 

dhacdadii xalay ka dhacday Degmada Mahadaay, ee aheyd weerarkii
ku dhufo oo ka dhaqaaq ah
.

Share this post


Link to post
Share on other sites

Originally posted by Emperor:

The argument of the weak, yaa Mr weak, come back with strong coffee...

I've been serving you cups of it all day, but you refuse to drink.

 

Your "arguments": Sheekh Hotel is weak, we're not talking about my support for Yey because it's much more relevant that Sheekh Hotel is weak, the Shariif supporters are weak, Mr Weak, argument of the weak, weak weak weak weak...

 

You can't make the scales, homie, you need to eat some more ;)

Share this post


Link to post
Share on other sites

Originally posted by wacdaraha_aduunka:

Atleadt Sheikh Turuko has Jowhar lockdown and being busy looting Vaccines but Sheikh hotels new kudhufo oo ka dhaqaaq is worrying indeed.

 

LMAO@ Marya Calas
:D:D

LOL. Saxib that made laugh. Good one.

Share this post


Link to post
Share on other sites

Join the conversation

You can post now and register later. If you have an account, sign in now to post with your account.

Guest
Reply to this topic...

×   Pasted as rich text.   Restore formatting

  Only 75 emoji are allowed.

×   Your link has been automatically embedded.   Display as a link instead

×   Your previous content has been restored.   Clear editor

×   You cannot paste images directly. Upload or insert images from URL.

Sign in to follow this