Sign in to follow this  
Kamaavi

Xoogaga ONLF oo Dhoola Tus Ciidan ka Wada Ogadeeniya.

Recommended Posts

Kamaavi   

fvkco5.jpg

 

Xoogaga Jabhada ONLF ee u Dagaalama Gobanimo doonka Dhulka Soomalida Ogadeeniya ayaa wada dhoola Tus Ciidaan oo ka dhan ah Ciidamada Itoobiya, Dhaala Tuskan ayaa laga Maqlaya Magaalooyinka Wardheer, Dhagaxbuur, Qabridahar iyo Godey, Abaabul Balaaran oo Ciidan ayaa ka socda Ogadeeniya Iyadoo aan la ogayn Meel uu ku wajahaniin Dhaq-Dhaqaaqyadaas.

 

Jabhada ONLF ayaa Dagaalo oogu Danbeeyay la gashay Ciidamada Itoobiya iyo Kooxaha Dad waynaha Ogadeeniya u Yaqaana daba qoodhida Canaasiirta ah ee u shaqeeya Itoobiya, Gobalka Godey Ayaya ka dhaceen Dagaaladii oogu Danbeeyay Halkaas oo Khasaaro Xoogan soo gaaray Ciidamada Itoobiya.

 

Dhanka Kale Magaalooyinka Ogadeeniya ayaa laga dareemaya Abaabul Ciidamada Itoobiya ah kuwaas oo haatan aan la ogayn meel ay aadi doonaan.

 

Jabhadan ONLF ayaa Hogaaminaya Maamulka Deegaanka Sannadkii 1992 Ilaa ay noqdaan Awood Ciidaan oo Duurka Gasha, Inta badan dadka Deegaanka ayaa aaminsan In ONLF lagu qasbay dagaalka balse aysan dooraan, ONLF ayaa Xiligaas doonaysay in Xalka Ogadeeniya ay ku dhamayso Wada Hadal Iyo Dastuurka Dalka Itoobiya u yaala Midaas oo noqotay wax laga aqbali waayo, Sababtaas Darteedna ay ONLF Halgan hubaysan u Bilowday.

 

Jabhada ONLF oo la aas aasay Sannadkii 1984 ayaa Rabitaankeeda oogu xoogan yahay Madax Banaanida Ogadeeniya Iyadoo Shacabaka Ogadeeniya u ooman Yihiin Madax Banaanida.

 

O'gadentoday

Diridhaba

Share this post


Link to post
Share on other sites

Join the conversation

You can post now and register later. If you have an account, sign in now to post with your account.

Guest
Reply to this topic...

×   Pasted as rich text.   Restore formatting

  Only 75 emoji are allowed.

×   Your link has been automatically embedded.   Display as a link instead

×   Your previous content has been restored.   Clear editor

×   You cannot paste images directly. Upload or insert images from URL.

Sign in to follow this