Sign in to follow this  
Member-sol-

Sh. Xassan Xuseen oo gaalnimo ku tilmaamay kuwii ku dhaartay Axdi qarmeedka

Recommended Posts

culimada Soomaaliyeed ee ku nool wadanka Kenya oo caddaysay mowqifkooda ku aadan shirkii jabuuti iyo wixii ka soo baxay.

 

 

Shiikh Xassaan Xuseen wuxuu ka mid yahay culimada Soomaaliyeed ee ku dhaqan wadanka Kenya, waa caalim dhinaca shareecada Islaamka, waana cilmi baare si wayna ula socda arrimaha Soomaaliya iyo dunida muslimka kalaba.

 

 

Shiikha oo dhammeeyay kitaab uu horay u khriyayay oo caqiido ahaa ayaa gabagabadii kitaabka kaga hadlay arrimaha Soomaaliya.

 

 

wuxuu Sh. xassaan yiri Soomaaliya waxaa soo maray maamullo dhammaantood dhinac isaga tuuray kitaabka Alle, qaatayna Dastuuro gacan ku samaysa. wuxuuna kasoo bilaabay xukuumadahaas tii Aadan -Cadde asaga oo ku keenay tii C/laahi Yuusuf

 

 

Hadaba xiligaan oo wadanka uu ka jiro qas siyaasadeed iyo isbadallo gaar ahaanna kuwa hadda ka soo cusboonaaday Jabuuti ayuu wuxuu yiri Shiikhu �Dadka aaday jabuuti iyo dadka wufuudaas baxday taageeray waxay u qaybsan yihiin qaybahaan:-

 

 

 

 

 

1. Dad marka ay aadayeen shirka ogaa in ay ku dhaaran doonaan Tastuurka ayagoo sidaas hubana ku aaday shirka. Kuwaasi waxay gaaloobeen inta aysan ka tagin meelihii ay ku sugnaayeen hanoqoto Nairobi, Boosaaso ama xamare.

 

 

 

 

 

2. kuwa labaad waa koox aan ka warqabin in ay ku dhaaran doonaan Dastuurka (Constitution) marka ay meeshii tageena ku dhaartay. Kuwaasina waxay gaaloobeen marka ay ku dhaarteen Dastuurka Constitution) .

 

 

 

 

 

 

 

 

3. Dadka taageeray xubnahaas, haddii ay ogaayeen in ay arrintaasi meesha ka jirto waxay diinta ka bexeen markii ay kuwaas direen waxayna la xukum yihiin kuwii ay direen.

 

 

4. Dadka taageeray xubnahaas aaday jabuuti balse aan ka warqabin waxa meesha ka jiray waxaa u bannaan in ay ka toobankeenaan marka loocadeeyo in aysan bannaanayn arrintaasi haddii aysan ka toobad keenin way ku gaaloobayaan arrintaas.

 

 

5. Ugu danbayn wuxuu sheegay shiikh xassaan in haddii ay yimaadaan wadanka gudihiisa ayaga oo aan toobad keenin loola dagaalami doono sidii kuwii ayaga ka horeeyay ee u ridoobay sidooda oo kale loola dagaalamay.

 

 

--

 

source>> Dailypuntland

Share this post


Link to post
Share on other sites
Fabregas   

What about the Somali politicians who swear on the Kenyan constitution and some of sheikhs even support Muslims to take part in the Kenyan parliament? At least in the case of Somalia the constitution of Somalia says that Islam is the official religion and sharica shall be the law of the land. Secondly, you can't declare takfeer on a person without establishing the neccessary conditions and investigating what made that person swear on a constitution( ie. were they coerced, did they do it for the greater good, did they not have the knowledge, did they believe the constituion was islamic).

Share this post


Link to post
Share on other sites

Join the conversation

You can post now and register later. If you have an account, sign in now to post with your account.

Guest
Reply to this topic...

×   Pasted as rich text.   Restore formatting

  Only 75 emoji are allowed.

×   Your link has been automatically embedded.   Display as a link instead

×   Your previous content has been restored.   Clear editor

×   You cannot paste images directly. Upload or insert images from URL.

Sign in to follow this