Sign in to follow this  
oba hiloowlow

Nin lagu gubey isagoo nool dagaalkii Buuhoodle

Recommended Posts

1.Kalshaale waa degaanka daaqsimeeda oo ay leeyihiin una dhexeeya dhulbante buuhoodle iyo Bare Cadile ee Habar jeclo. baraago laga qotey oo lasyku qabtey oo in badan soo jiitameysey kadib waa laga heshiiyey. Dhowaan sadex dhaliyaro oo Barre Cabdile ah ayaa dhuljiif kudiley nin dhubahantaha reer Buuhoodle. Maalmo kadib reerihii laga dhiley oo taageero buuxda iyo kalsoonida ka haysta Jabhada SSC ee buuhoodle ka talisa Buuhoodle waxay soo ku soo qaadeen dagaal gaadmo ah. Iyadoo Barre cadile saalaadii ciidka tukanaaya 8.00 am ayey oo ilaa 40 nina ayaa xabad lagu bilaabey, nin kama baxdeen niman 4 ah oo salaada ka habaamey ayey soo dhex galey oo difaacey qoladii Barre cabdille waxaa dhintey 10, waxaana dhaaca 10 iyo 4 laqabtey.

 

2. Buuhoodle oo 20 u jira Kalshaale waxaa ka taliya nabdiidka SSC. Puntland iyo Ethopia waxay ka qoran yihiin Argagixiso. waxaa subaa salaxaya Somaliland iyagoo dhawaan diidey wadalkii Somaliland u fidi sey. waxay isku dheririnayaa Somaliland iyo puntland waxaaney sheegtaan magaalyin aan xitaa dhubante degin sidaa Caynaba. Tusaale waxay ula baxeen Gobalka (Cayn ) Buuhoodle iyo nawaaxigeeda. waxay kaystaan Hub badan oo kala soo goosteen Puntland iyo qaar kale oo qurbajoogoodu soo iibiyaan. waxay xidhiidh leeyihiin ONLF ta, iyagaa isku dhejinaayee xidhiidh fiican kuma haystaa raga reer Muqdisho.

 

3. Barre cadille waa reerii ugu Hubka iyo dagaalka badnaa xiligii SNM ta laakiin Hubkoodii Dawladaa xereysey markii beelaha laga gurey hub ee la qarameeyey. Hada iska ma celin karaan reer Buuhoodle oo Hubeysan iyo gadhwadeen ka tahay SSC. waaney fara madhan yihiin markaa cidii Hubkeedii qaadey ayey loo bahan yahay iney SSC meesh ka safeeyaan hadii kale waan loo soo celiyaa hokoodii si ay iskaga difaacaan.

 

4. Dagaalka waxaa kale oo ku jira qurbajooga reer BUUHOODLE nabadiid ah oo URUPE iyo America lacag habeen iyo maalinu u ririnaaya SSC. iyagoo lu dayanaaya sidii SNM ula dagaalantay ee Afeymne ku ridey Iney Somaliland u ridaan Qasna iyo Beelo adeegsi wada. Hadii aad ka shakido waxaan aan qoreyn iney Been yihiin waxaad gashaa WEBSITE yada laga hago SCC ee BUUHUUDLE waa kuwan:

 

 

Jidbaale.com

Xargaga.com

ceegaag.net

 

buhodle.net

widhwidh.com

boocame.com

 

Yarka ugu soo warama buuhoodle Universal TV Maxamed Somali. iyo qaar kale oo badan.

 

Sidaa daradeed waxaa lagu sugayaa raga waftiga ahi inaaney u qaadan arin aan aad u weyneyn oo aaney Barre Cadille ku qasbin sheeko soo noqon doonta.taa waxaa raaca iney SSC wax ka qabtaan oo hubka laga wada dhigo labada beelood ama wada Hubaysan ama wada Hubla. waa qalad in reer buuhoodlena hubqabiil haystaan, Barre Cabdillena bilaa hub ahaadaan.

 

5. Subaxnimadii iida (Nov. 16, 2010) ayuu marxuum ka mid ah dadka la xasuuqay waxa uu goor hore ka soo kalahay gurigiisa oo baadiyaha ah, isagoo ku socday T. Kaltobanle (ex. Kalshaale), wuxuu u socday inuu muslimiinta kala qayb qaato farxada iyo qiimaha maalintaasi leedahay, nasiib daro waxay ay cadawgu ku qabteen meel udhaw tuuladaas. Kadib maxaa dhacay? - waxay ku xidhxidheen geed, dab bay shideen, tooriyahoodii bay dabka dhexdhigeen, waxayna jidhka marxuumkaas ku xardheen dhamaan sumadaha geela *********** leeyahay, kadibna waxay tooriyo kala dhaceen meelaha aan sumadda dabku gaadhin yagoo ku dhawaaqayey sumadaha toorayda ka ilaasha, intaas ka dibna way gubeen. Waxaynu qiimayn karnaa inta ay nimankaasi islaamnimada u jiraan haddii diin loogu hamran lahaa

Share this post


Link to post
Share on other sites

Join the conversation

You can post now and register later. If you have an account, sign in now to post with your account.

Guest
Reply to this topic...

×   Pasted as rich text.   Restore formatting

  Only 75 emoji are allowed.

×   Your link has been automatically embedded.   Display as a link instead

×   Your previous content has been restored.   Clear editor

×   You cannot paste images directly. Upload or insert images from URL.

Sign in to follow this