Sign in to follow this  
Kashafa

Eebe Qabe vs Aabo Qabe

Recommended Posts

Kashafa   

kabcada%20iyo%20aqalka%20cad.JPG

Read on

SH. Xassan Daahir qadkiisa wuxuu ka xariirsanyahay Kacbada, halka Shariifka qadkiisa ka xariirsanyahay Aqalka Cad, farqiga kale ee u dhaxeeye ee weyn waa kalmadaha ay kala yiraahdaan ee kala ah "beesha caalamka ayaan caawimaad weeydiisanaynaa" iyo " Eebaha Beesha Caalamka ayaan caawimaad weeydiinsanaynaa".

Wax kasta oo Shariif uu ka helay Aabihiisa Beesha caalamka, wuxuu wali ku oodanyahay xayn daabka Villa Somaliya kumana dhaco inuu xataa soo booqdo labada aqal ee guri ahaan ugu xiga sarta lagu waardiyeeyo, waxaabana intaasi ka daran iskuma aaminayo oo gaaladu way ka waardiyaysaa mooriyaanta uu ku sheego ciidamo dawladdeed. Arintani waxay ku tusaysaa sida uusan Shariifku wax shacbiyadda ah u haysan oo hadii meel haad ah ay ka helaan haweenka iyo ciyaalku ay dhagax ku dilayaan ileen waa nin Eebe iyo Islaamkaba ka door biday Aabihiisa Maraykanka iyo Beesha Caalamka.

Mar kasta oo ay naftiisa Qatar gasho wuxuu u qeeylistaa Aabihiis, illeen waa nin aabe qabee, dhawaan markii uu ka yaabay in darbiyada looga soo daato ayuu af mugiis dhawaaqay isagoo Maraykanka ka codsanaya in la badbaadsho.

 

Waxaa loogu hagar baxay sidii aabo ilmihiisa ugu hagar bixi lahaa, waxaa dig loosoo siiyey 40 tan oo hub ah iyo $10 milyan oo doolar, intaasi waa inta naloo sheegey ee la qiranayo

Maalintii Shariifka biyaha loogu direy mujaahidiintii dhaawaca ahaa ee geedka hoostiisa jiifey Howdka Jubbada Hoose ee waxaan Illaahay ahayn uusan u maqneyn , , Shariifka waxa uu gargaarkii koowaad ka heley Aabihiisa Ameerikaanka ah.

Kaligiis ayaa dayuurad qaas ah loogaga qaaday xuduud beenaadka Soomaaliya iyo Kenya, kadibna qol laga dejiyey dhismaha safaarada Maraykanka ee Nairobi, 2 sanno kadib waxaa laga dhigey madaxweynaha Soomaaliya.

Halkii asxaabtiisa lagu quudinayay gantaalka isaga waxaa uu dhex mushaaxayay guri mukeyf ka daaranyahay oo leh waasko lagu dabaasho.

Share this post


Link to post
Share on other sites
Malika   

Kashafa,Kashafa..tsk ,tsk..It seems your hero too seeks outside advice on what is better and best for Somalia huh? If he is calling Saudi Arabia,he is definitely calling the wrong people,iyagaa baa jeebka America bee kujiraan,so Aweys is clueless too?..Lol

 

The obvious lack of capable national leaders, there seem to be no possibilities for Somalia to tackle correctly its problems, after independence the world was divided by the cold war. Somalia with its strategic location became a target of interest to the two major players in the cold war and now we seem caught up in what the world view as a threat,Islamic fanaticism and the Western interest in their spread of their democracy/modernizat ion aka secularism... We become too dependent on outside support and aid. Unfortunately the dependency mentality, on the part of would –be-leaders, has increased than decreased. Each time our country faces a problem the call is made for outside help..Seeking outside help to destroy your own people isn't a new phenomenal in Somalia,Siad did it in the North,Yey did it with the Ethiopians and now Sharif with Amison, Alshabaab with their brothers in arms from Pakistan/afganistan etc etc..

 

Somali Men have no balls to hold their own fort, nagaa dayaa useless sperms baad iskaa tihiin..uufff!

Share this post


Link to post
Share on other sites

Somali Men have no balls to hold their own fort, nagaa dayaa useless sperms baad iskaa tihiin..uufff!

Aww, kamoon, abaayadiis.

 

Useless sperms iska qulqulaayo ma nahnay? Bas, bas, waa noo dhameysay. :D:D

 

Let's try Soomaali sisters marka.

Share this post


Link to post
Share on other sites

Join the conversation

You can post now and register later. If you have an account, sign in now to post with your account.

Guest
Reply to this topic...

×   Pasted as rich text.   Restore formatting

  Only 75 emoji are allowed.

×   Your link has been automatically embedded.   Display as a link instead

×   Your previous content has been restored.   Clear editor

×   You cannot paste images directly. Upload or insert images from URL.

Sign in to follow this