Sign in to follow this  
Juje

Maxamed Dheere endorses Geedi's move..!

Recommended Posts

Juje   

Gudoomiyaha Gobolka Banaadir oo sheegay in hakadka kuyimid qaraxyada labadii habeen ee lasoo dhaafay ay qeyb katahay wax uu kusheegay hawlgallada ay Muqdisho kawadaan

Muqdisho Talaado , October 09 2007 SMC

 

Maxamed Cumar Xabeeb (Maxamed Dheere) Gudoomiyaha Gobolka Banaadir ahna Duqa Magaalada Muqdisho ayaa ka hadlay Fikraddiisa ku aadan hakadkii kuyimid 2-dii habeen ee lasoo dhaafay Qaraxyadii Muqdisho ka dhici jiray.

Gudoomiyaha Gobolka Banaadir ayaa sheegay arrintaasi in ay asal u yihiin dhowr waxyaabood oo ay ka mid tahay wax uu ku sheegay Is-afagarad dhex maray Golaha Dhaqanka iyo Midnimada Beelaha USC iyo Ra’iisal Wasaare Geeddi iyo sidoo kale Hawlgallada ay Magaalada Muqdisho ka wadaan Ciidamada Dowladda KMG ah iyo Kuwa Itoobiya oo isgarabsanaya.

Dhinaca kale hadalka Maxamed dheere ayaa waxa uu ku soo aadayaa xilli labadii habeen ee la soo dhaafay ayaan laga maqlin Magaalada Muqdisho wax qaraxyo ah inkastoo Hadalka Maxamed dheere kadib Maanta Muqdisho qeybo kamid ah ay ka dhaceen Qaraxyo Xoogan oo lala beegsaday Maleeshiyaadka TFG-da.

Somaliweyn Media Center (SMC)

Muqdisho Somalia

 

 

It is all getting interesting now :D

Share this post


Link to post
Share on other sites

Join the conversation

You can post now and register later. If you have an account, sign in now to post with your account.

Guest
Reply to this topic...

×   Pasted as rich text.   Restore formatting

  Only 75 emoji are allowed.

×   Your link has been automatically embedded.   Display as a link instead

×   Your previous content has been restored.   Clear editor

×   You cannot paste images directly. Upload or insert images from URL.

Sign in to follow this