Sign in to follow this  
Suldaanka

Golaha Guurtida Beesha Mogadishu oo taageeray qadiyadda Somaliland

Recommended Posts

Beesha ****** oo beesha caalamka ugu baaqday in la aqoonsado Jamhuuriyada Somaliland.

 

Muqdisho, 12 April 2007 (HawiyeNews.com) - Golaha guurtiga beesha ****** ayaa markii ugu horeysay ku dhawaaqay sida ay raali ugu yihiin aqoonsiga in Somaliland ay noqoto Dowlad madax banaan oo lamid ah Jabuuti , Kenya iyo Ethiopian.

 

Golaha guurtidu waxey beesha caalamka ugu baaqeen in si deg deg ah Somaliland aqoonsi buuxa loo siiyo si loo helo cadaalad ka hirgasha geeska Afrika.

 

“Somaliland waxey dhameystiratay dhamaan maamulkii Dowladnimo sidaas darteed beel weynta ****** waxey raali ka tahay in Somaliland loo aqoonsado Dowlad madax banaan” sidaas waxaa yiri Suldaan Salaad Ducaale Kaahiye oo kamid ah hogaanka golaha guurtida ******.

 

In ka badan 300 oo Email oo ay soo kala direen Jaaliyadaha beel weynta ****** ayay sidoo kale ku taageereen hindisaha golaha guurtida ****** ee ku aadan baaqooda aqoonsi ay Somaliland hesho 17 sanno kadib.

 

Qaar ka tirsan Jaaliyada Somaliland iyo kuwa beel weynta ****** ayaa kulan gaar ah ku yeeshay dalka Canada iyagoo ka wada hadlay sida loo sameysan lahaa iskaashi dhinaca bulshada ah, waxeyna Jaaliyada Somaliland oo casuumaada sameysay u muuqatay mid ka danqaneysa xasuuqa lagu hayo shacabka ****** ee Muqdisho.

 

Arintaan ayaa ku began xili xaafadaha Muqdisho laga taagay calanka Somalilland sidoo kalena goobaha ganacsiga qaarkood lagu arkayo sawirka Madaxweyne Daahir Riyaale Kaahin, waxaana muuqata in beesha ****** xiligaan garwaaqsatay walaaltinimada ay beelaha Somaliland u hayaan beesha ****** iyo sida lagama maarmaanka u tahay in la aqoonsado.

Share this post


Link to post
Share on other sites

Waxaan ninka shabakadaas magaca xun [taloow magac kale uu ula baxo muu waaye shabakadaas?] leh ayaa iska aliftay, oo intuu isleeyahay the Frail Stooge of Xabashadda iyo taageeradiis ku xumey ayuu qadiyadii Soomaalinimo gaday xataa.

 

In the same voice, waxee leeyihiin Soomaalinimo ayaan u dagaalameynaa oo Xabashadda kasoo horjeednaa, and in this same voice, without a hint of irony, is performing the very wishes Xabashadda want to do: Dismembering our country.

 

Does he -- or whoever wrote that -- really think dismembering Soomaaliya would bother Stooge of Xabashadda and his few xulufo?

 

Does he really think it is the interest of Xabashadda to see a fully, united powerful Soomaaliya?

 

Maxaa la jahwareeray. Soomaalinimadii waxee noqotay in qof ama shaqsi mid kale ku xumeeyo, oo meeshii lagu gado.

 

Ar maxee Soomaali dhimatay.

Share this post


Link to post
Share on other sites

MMA,

Marka hore Soomaalinimo maha wax ku xidhan Somalia oo midda. Mana aha wax ku baaba'aysa hadii Somaliland gooni u goosatay. Laakin waa shay ku jira dhiiga iyo dhuuxa.

 

Marka xigta, hadii dadka rer Mogadishu taageeraan Qadiyadda Somaliland, waxay taageerayaan waa go'aanka ummadda Somaliland. Go'aanka ummadda Somaliland wax kasta waa noqon karaa, haday doonaan midnimo ayay ku go'aansan karaan, hadii kale gooni isu taag. That doesn't mean in rer Mogadishu ayagu aaminsanyihiin Somaliland gooni isu taagto. That is a different story.

 

Marka xigta, Somaliland maha wax ay ka danbeeyaan Dawladdo shisheeye mana aha wax ku xidhan Dawladdo shisheeye oo dan gaara ka leh inay burburiyaan Somalia. Laakin Somaliland waxa weeye rabitaanka shacbiga dega ee ku nool Somaliland. Waa go'aan ku yimid wada tashi badan oo umaddi gaadhay.

Share this post


Link to post
Share on other sites

Waajid, widaayoow, alankeey Ali Taruuri, koo qaaday. See haayta, la faylana ma'ahaa? Arlaadi ku waran? Iinka salaam reerihii.

-----------

 

Suldaanka, su'aalo aan ku weydiiyo:

 

Qofka waxaas soo qoray, do you really believe inay dhab ka tahay, that finally decided to believe the dismemberment of Soomaaliya and not ku xumeys of Stoogeka madaxweyne ku sheega ah and his few clanish supporters?

 

That writer clearly believes the old adage of 'my enemy's enemy is my friend.'

 

Dowladda shisheeye maka dambeyn karaan, oo dabadda kama riixayaan goosashadda ay goosanayaan walaalaheen dega Waqooyi, laakiin ogoow dowladda ugu horeyso ku faraxsan inay taas dhacdo, lambar wan, inay tahay Itoobiya? Runteey miyaa, haa mise maya?

 

Waana aragtaa, oo ku cashar qaado, haddii Soomaaliyala la kala gooygooyo inay iska dhicin karin Itoobiya. Filinka maanta shidan qof walbaa u jeedo, oo gees ka gees inay Xabashadda xukunto arrimaheena. Been mise maya?

 

Waa u jeedaa maalinba siyaasiin ku sheega, hogaamiye ku sheega inay Adisababa u siyaartaan, oo amar meeshaas kasoo yeerin ama la socon inay gacan qaadi karin. Waana ogtahay, surely, dagaaladda ka dhacaaya Sanaag inay la xiriirto a final go-ahead from Sanaawi? Haa mise maya?

 

I and many others do not believe dagaaladdaas aan loo baahneen ka dhacaayo inay iskooda u dhaceen without Sanaawi's awareness or, Eebbe forbid, his blessing.

Share this post


Link to post
Share on other sites

Qofka waxaas soo qoray, do you really believe inay dhab ka tahay, that finally decided to believe the dismemberment of Soomaaliya and not ku xumeys of Stoogeka madaxweyne ku sheega ah and his few clanish supporters?

I think you are asking that Q the wrong person.

 

But if you are the one querying its authenticity, please do take the necessary steps to verify this. You can start by asking Suldaan Salaad Ducaale Kaahiye if he actually said that or not. And do report back.

 

Dowladda shisheeye maka dambeyn karaan, oo dabadda kama riixayaan goosashadda ay goosanayaan walaalaheen dega Waqooyi, laakiin ogoow dowladda ugu horeyso ku faraxsan inay taas dhacdo, lambar wan, inay tahay Itoobiya? Runteey miyaa, haa mise maya?

Dadka rer Somaliland wax kama gelin kii ku farxaya iyo kii ka xumaanaya goaankooda. Waxa wax ka galeen dadkooda wixii u dan ah. Markaa hadii Ethiopia ku faraxsantay, maxaa anaga naga galay?

 

Waxaan kuu sheegaya laakin in Somaliland hiil iyo hooba la garabtaagantay walaalahooda Somaliyeed. Hadii maanta la aqoonsadona Somaliland noqondoonta ta ugu horeysa ee gacanta ugu wayn ka gaysata nabadaynta Somalia.

 

Waana aragtaa, oo ku cashar qaado, haddii Soomaaliyala la kala gooygooyo inay iska dhicin karin Itoobiya. Filinka maanta shidan qof walbaa u jeedo, oo gees ka gees inay Xabashadda xukunto arrimaheena. Been mise maya?

Sababtu waxa weeye Somali oon wax isku ogolayn. Hadii Somali wax isku ogoshay waxaas lama arkeen.

 

 

aa u jeedaa maalinba siyaasiin ku sheega, hogaamiye ku sheega inay Adisababa u siyaartaan, oo amar meeshaas kasoo yeerin ama la socon inay gacan qaadi karin. Waana ogtahay, surely, dagaaladda ka dhacaaya Sanaag inay la xiriirto a final go-ahead from Sanaawi? Haa mise maya?

Waad ku khaldantay. Somaliland dagaal dani uguma jiro. Sababta ay wax walba nabad ugu hor mariso ayaa taa daliil u ah. Puntland ayaa weerar kadiso ah ku soo qaaday Somaliland xili dadkii deegaanka u dhashay wada hadal leeyihiin.

Share this post


Link to post
Share on other sites

Join the conversation

You can post now and register later. If you have an account, sign in now to post with your account.

Guest
Reply to this topic...

×   Pasted as rich text.   Restore formatting

  Only 75 emoji are allowed.

×   Your link has been automatically embedded.   Display as a link instead

×   Your previous content has been restored.   Clear editor

×   You cannot paste images directly. Upload or insert images from URL.

Sign in to follow this