Sign in to follow this  
Emperor

Info minister:Puntland urges to stop the war in Mogadishu

Recommended Posts

Emperor   

Warsame Cabdi Shirwac (Seefta banaanka) oo ah wasiirka warfaafinta maamulka Puntland ayaa u soo jeediyey dhinacyada ku dagaalamaya magaalada Muqdisho baaq nabadeed iyo inay si shuruud la’aan ah dagaalka u joojiyaan una turaan shacabka maatida ah ee tabaalaysan.

 

“Dagaalada ka socda Muqdisho ee ay dadka shacabka ah ay ku dhimanayaan, kuna dhaawacmayaan, kuna barakacayaan Waxaan ku baaqaynaa in la joojiyo, caasimadda dalka Soomaaliya ay ku burbureyso, waxaan ku baaqeynaa inla joojiyo, dhinacyada dagaalamayana waa inay ogaadaan in waxa dhimanaya, dhaawacmaya, barakacaya ay Soomaali yihiin,” ayuu yiri Wasiirka Warfaafinta Maamul goboleedka Puntland oo intaasi ku daray dhinacooda ay diyaar u yihiin inay dhex-dhexaadin galaan haddii laga codsado.

 

Warsame Cabdi Shirwac (Seefta banaanka) oo ah wasiirka warfaafinta maamulka Puntland ayaa intaa ku daray in isagoo ku hadlaya magaca mas’uuliyinta maamulkaasi sida madaxweynaha, golaha wasiirada, golaha guurtida iyo wakiilada iyo dhamaan shacabka Puntland uu ugu baaqayo dhinacyada ku dagaalamaya magaalada Muqdisho inay si shuruud la’aan ah dagaalka u joojiyaan, wada xaajoodna ku dhameyaan khilaafaadka ka dhexeeya.

 

 

Cabdiraxmaan Macalin Xuseen

Mamaan82@hotmail.com

Tafatiraha Wabka Dayniile.com

 

 

dayniilecom@hotmail. com

deyniilenews@yahoo.c om

Share this post


Link to post
Share on other sites
Emperor   

^Yep, as always you get agitated when you hear Puntland, even if its something good that's coming from the state...

Share this post


Link to post
Share on other sites

Originally posted by Emperor:

^Yep, as always you get agitated when you hear Puntland, even if its something good that's coming from the state...

Give me break-where were they when Tigrays and their stooges were levelling Xamar to the ground. All of sudden, they develop a sense of humanity?

Share this post


Link to post
Share on other sites

^^^Different admin different time old Shangoole supporter. ANyhow now its ammusing you are even speaking since today your lovers are shelling the city and killing civilains in their hundreds.

 

Yet you speak about Putnland who has managed to secure its civilians and bring peace to a region 1/3 of all of Somalia.

 

Your brain has melted because of all the hate.

Share this post


Link to post
Share on other sites

Originally posted by J.a.c.a.y.l.b.a.r.o:

quote: Seefta banaanka

and he wants to stop war ,,
:D:D:D naanaystaaba i cajabisay "Seefta banaanka".

Walaahay soomaalidu naanaysyo cajaa'iba ayaay bixiyaan.

Share this post


Link to post
Share on other sites
Emperor   

^Lool

 

Che, doomed if you support and fuel the war and damned if you don't miyaa? and is this suppose to be guilty by association since Foroole and Seefta-Banaanka are related to Cadde and Yey by blood, as always one would expect you to be very predictable, look not at the individuals but the clan heheh...

Share this post


Link to post
Share on other sites

Emperor....Please don't give the Qabiils of Puntland mantra. The political "elite" in Puntland walked toe to toe and never once comdemned the mass murders of reer Mogadisho. That's in the history books.

 

Duke-Shangoole served his country,that's more than you could say about the lot in Garowe.

Share this post


Link to post
Share on other sites

Join the conversation

You can post now and register later. If you have an account, sign in now to post with your account.

Guest
Reply to this topic...

×   Pasted as rich text.   Restore formatting

  Only 75 emoji are allowed.

×   Your link has been automatically embedded.   Display as a link instead

×   Your previous content has been restored.   Clear editor

×   You cannot paste images directly. Upload or insert images from URL.

Sign in to follow this