Sign in to follow this  
me

Ciidamada Dowlada FKMG ah Oo Xalay Dhac Iyo Kufsi gaystay

Recommended Posts

me   

Ciidamada Dowlada FKMG ah Oo Xalay Dhac Iyo Kufsi Ka Gaystay Guryo Ku Yaala Aagagaarka Ex-Tiyaatarki

Warkii 01-Jun-2009 iyo Qormadii: yaasiin Faytin

 

Ciidamada dowladda KMG ah ayaa habeenkii xalay ahaa jabsaday guryo ay ku jiraan dad shacab ah oo degan guriga hooyooyinka ee agagaarka Ex-national tiyaatarkii muqdisho kuwaasoo gaystay falal aad aad u xun xun oo la sheegay inay u gaysteen qoysaskaasi kufsi iyo dhac hantiyeed .

 

Ciidamada gaystay kufsiga iyo dhaca lagula kacay qoysaska deganaa guriga Ex-hooyooyinka ayaa fariisin ku lahaa agagaarka national tiyaatarka halkaasoo la sheegay inay san jirin cid ka tirsan dowlada FKMG ah oo ka hadashay falkaasi fool xumada leh islamrkaana wax u qabatay dhibaatada loo gaystay qoysaska degan halkaasi .

 

 

 

Sidoo kale farxiyo axmed oo kamid ah haweenka degan hoyga ay xalay saqbadhkii galeen ciidamada dowlada KMG ah ee saldhiga ku leh halkaasi ayaa saxaafada u sheegtay inay ka dheceen ciidamadu waxii ay hanti muuqata haysteen hadii ay ahaan lahayd telefoonada gacanta iyo waxyaalo kale oo agab ah

 

 

 

Farxiyo ayaa intaasi raacisay inay kufs u gaysteen gabdho kamid ah qoysaska goobtaasi degan oo ay sheegtay inay qaarkood gabdhahaasi banaanka la aadeen islamrkaana ay kusoo fara xumeeyeen islamrkaana ku catowday inay murugo la kulmeen habeenkii xalay ahaa iyadoo indhaheedu qabanayeen ayay sheegtay iyadoo haweenkaasi qaarkood lagu kxaystay qori caaradiis .

 

 

 

Si kastaba ha ahaatee dhibaatada ay u gaysnayaan ciidamada dowlada FKMG ah dadka shacabka ah ee la il daran macaluusha kadhalatay dagaalada ayaa sii xoojinaya colaadii ay hore u qabeen oo ay ugu darsanto mid ay naftoodii ay lawayaan meel u baxsadaan

 

 

 

Xafiiska Muqdisho

 

Yaasiin faytin

 

Yaasiinfaytin@hotmai l.com

 

Info@afnugaal.com

Share this post


Link to post
Share on other sites

^waaku sidee dukey?

 

The story has the M**ryaan and their foreign allies imprint all over it.

 

Tii ay ethiopianka ku sheegeen aa hadanna lasoo celiyay.

 

Recycle news aa waxaan ladhahaa but what I want to know is sida farxiyo yariisey loo helay?

 

Iyadana yey aheyd? Tolow amey tahay gabar oo M**ryaanta la dhalatay. Watahee, tan inee soo socotay qof walbaa ogeed oo gabdhihii somaliyeed iyo islaaniinta habeen walbo ayey fuulaayeen.

 

Banaanka intee geystaan ayey hal hal u kor fariistaan and to top it off, the poor girl cant identify her attacker in broad daylight. Was it her 13 yr old shabaab cousin or the 40 yr old paki fighting along side her couzin, after all, they are all covered from head to chest.

Share this post


Link to post
Share on other sites

^^^Layzy: Its the same stories we used to get from these groups for the past 5 years.

Now they are using it on their former idol and "Amir ul muminin".

 

Ironic, I dont buy it though.

Share this post


Link to post
Share on other sites
Coloow   

Duke, do you think the thugs, the footsoldiers of yalaxow, maxamed dheere, abdi qeybdid, qanyare and Indho-cade, are not capable of raping women??

 

These warlords and their henchmen are today part and parcel of sheikh shariif's militia.

 

Correction sxb; sheikh sharif is amirul mo-r-yaan.

Share this post


Link to post
Share on other sites

Originally posted by [Waranle]:

Duke, do you think the thugs, the footsoldiers of yalaxow, maxamed dheere, abdi qeybdid, qanyare and Indho-cade, are not capable of raping women??

 

These warlords and their henchmen are today part and parcel of sheikh shariif's militia.

 

Correction sxb; sheikh sharif is amirul mo-r-yaan.

Mo Dheere and Sudi are not part of this government nor do they have any militia.

 

Your propagandizing of basic facts make a mockery of your claims.

 

As for the topic, this is a sad story and shows the mentality of the Somali people today. Nothing is scared and everything is normal.

 

My prayers go to the families who have to endure such humiliations.

Share this post


Link to post
Share on other sites

Join the conversation

You can post now and register later. If you have an account, sign in now to post with your account.

Guest
Reply to this topic...

×   Pasted as rich text.   Restore formatting

  Only 75 emoji are allowed.

×   Your link has been automatically embedded.   Display as a link instead

×   Your previous content has been restored.   Clear editor

×   You cannot paste images directly. Upload or insert images from URL.

Sign in to follow this