Sign in to follow this  
Qudhac

breaking news millitia take over puntland's cenral banks and all government buildings

Recommended Posts

Qudhac   

Ciidamada Daraawiishta iyo kuwa Booliska oo Qabsaday Xarunta Barlamaanka Garowe.

 

{Bosaso} Ciidamada Booliska iyo Kuwa Darawiishta ayaa Maanta qabsaday Xaruntii Barlamanka Puntland lama Garanayo sababta kaliftay arrimahaan Balse Maalmahan waxaa Punland ka jiray Ciidamo Gadoodsan oo qabsanayey Ilha dhaqaalaha iyo meelaha kale e Laf dhabarka ah.

 

Maalmihi ugu dambeyey ayaa Taliyiihi Booliska Puntland e uu xilka ka qaday Nuur Salaad waxaa uu waday Olole uu ku diidanyahay xil ka qaadistiisa isagoo dhowr jeero hore warbaahinta u sheegay in xilkaqdistiisa ay tahay Mid aan wafaqsanayn Sharciga Booliska iyo Kan dasturka.

 

Ciidamadii Saakay qabsaday ayaa la sheegay in ay ahyen kuwa u badnaa Ilaalada Labada Mas'ul ee C/Laahi Jaamac oo Darwiishta ah iyo kuwa ilalada u ah Nuur Salaad mana jirto ilaa iminka wax war ah oo ka soo baxay dhinaca Maamulka Puntland kuna saabsan Ummurtaan.

 

Bishaan gudaheed ayey ahyd Markii Ciidama ka socda Booliska ay Qabsadeen Xarunta wasaaradda Maliyadda iyo Bankiga Garowe oo ilaa iminka aan wax xal ah laga gaarin iyadoo Todobaadki tagana ay Ciidamada badda ee Dowlad Gobaleedka Puntland Qabsadeen bankiga Bosaso iyo Xarunta Maamulka Bari.

Share this post


Link to post
Share on other sites
Qudhac   

horn

 

indeed they took over the maaliyad building about a month ago which they still have to this day, they took over bossaso central bank a week ago and now they took over government buildings in garoowe

Share this post


Link to post
Share on other sites

Originally posted by SmithNwestern:

And after all this..They still control LAS ANOD
:D

Las Anod's sovereignty was never in question. These soldiers know what they're doing - its a mere wake-up call for the adminstration.

 

Funny tho - I do remember another person posting something similar to this in an identical fashion. I believe the titles were similar - written as if they were an invitation for a New Year's party in Puntland.

 

Well I guess its back to waiting mode for you folks - who expect doomsday is nearby for Puntland.

Share this post


Link to post
Share on other sites

Join the conversation

You can post now and register later. If you have an account, sign in now to post with your account.

Guest
Reply to this topic...

×   Pasted as rich text.   Restore formatting

  Only 75 emoji are allowed.

×   Your link has been automatically embedded.   Display as a link instead

×   Your previous content has been restored.   Clear editor

×   You cannot paste images directly. Upload or insert images from URL.

Sign in to follow this