Sign in to follow this  
Fiqikhayre

Head of Benadir Police: 'All the Police stations in the capital are fully functioing

Recommended Posts

Talyaha Poliska Gobalka banaadir "waxaanu howlgelinay dhamaanba saldhigyada polsika Magaalada Muqadisho"!

 

Taliyaha poliska gobalka banaadir gaashaanla sare Cali Saciid ayaa maanta shaaca ka qaaday in dhamaanba saldhigyada polis....

 

Taliyaha poliska gobalka banaadir gaashaanla sare Cali Saciid ayaa maanta shaaca ka qaaday in dhamaanba saldhigyada polis ee ku yaala magalada Muqdisho la geeyay ciidamo diyaar u ah in ay si deg deg ah wax uga qabtaan xaaladaha amaandarro ee laga dareemayo meelaha Qaar.

 

"waxaanu howlgelinay dhamaanba saldhigyada polsika Magaalada Muqadisho" ayuu yiri taliyaha poliska gobalka banaadir Gaashaan la sare cali saciid oo maanta ka hadlayay munaasabad ka dahcday hotelka nabadda ee Magaalada Muqdisho.

 

Taliyaha poilska gobalka banaadir waxaa uu sheegay in muddo gaaban ay ku kasbanbdoonaan gacan ku heynta amaanka magaalada oo dhan,haatanna ay polisku bilaabeen sidii arrintaa loo xaqiijin lahaa.

 

"Waxanu kaadhanaynaa dadweynaha xaafadaha iyo ciidamda madaniga ah ee xaafadaha horay uga dhisnaa,si ay howsheenu noogu fududaato"ayuu yiri taliyaha ciidanka poliska gobalka banaadir gaashaanla sare cali Saciid oo sheegay in aan loo dul qaadan doonin dad fowdo wadayaal ah ay danohooda dalka kasii wataan.

 

 

Xafiiska warqabadka shabakadda wararka carmooyin.com ee Muqdisho

Share this post


Link to post
Share on other sites

Manshallah. They need police cars and patrols and they need to set up a phone line so that people can air their grievances and the police can handle problems.

Share this post


Link to post
Share on other sites

Join the conversation

You can post now and register later. If you have an account, sign in now to post with your account.

Guest
Reply to this topic...

×   Pasted as rich text.   Restore formatting

  Only 75 emoji are allowed.

×   Your link has been automatically embedded.   Display as a link instead

×   Your previous content has been restored.   Clear editor

×   You cannot paste images directly. Upload or insert images from URL.

Sign in to follow this