Sign in to follow this  
Suldaanka

SL Local NGOs active in drought hit regions

Recommended Posts

Candlelight and Havayoco, two Local NGOs that are registered in Hargeisa, distributed the third round of relief aide donated by WFP...

 

 

Mucaawino La Geeyey Degmada Taleex Oo Muran Ka Dhashay

 

Mudaharaad balaaran ayaa maanta waxa uu ka dhacay degmada Taleex ee gobolka Sool, mudaharaadkaas ayaa lagu soo waramayaa in uu ka dhashay kadib markii hay’ada WFP ay halkaas geysay raashin mucaawino ah oo loogu tala galay dadka ay abaaruhu dhibaatada ka soo gaartay.

 

Nabadoon Ismaaciil Jaamac ayaa mar uu u warramayay shalay idaacadda Midnimo ee magaalada Boosaaso u sheegay in si khaldan loo isticmaalay gargaarkii la gaarsiin lahaa dadka dhibaateysan.

 

Nabadoonku wuxuu kaloo intaas ku daray in degmada Taleex ay ka mid aheyd meelihii abaaraha ugu darani ay ka dhaceen aysana wax taakuleyn ah ka helin maamulka Puntland, wuxuu kaloo sheegay in Saddex goor oo hore ay mucaawinooyin deegaankaas soo gaarsiiyeen Urur Wadani ah oo lagu magacaabo HAVAYOKO oo ka diiwaan gashan maamulka Somaliland.

 

Mudaharaadkan ayaa dadweynuhu waxay uga soo horjeedeen Maamulka Gobolka Sool oo ay ku eedeynayaan in maamulku uu si khaldan wax u maamulayo.

Share this post


Link to post
Share on other sites

Join the conversation

You can post now and register later. If you have an account, sign in now to post with your account.

Guest
Reply to this topic...

×   Pasted as rich text.   Restore formatting

  Only 75 emoji are allowed.

×   Your link has been automatically embedded.   Display as a link instead

×   Your previous content has been restored.   Clear editor

×   You cannot paste images directly. Upload or insert images from URL.

Sign in to follow this