Sign in to follow this  
miles-militis

Car Hadal Waa Wixii Laga Dagalamay Osman Kalun

Recommended Posts

"Car Hadal Waa Wixii Laga Dagalamay"

 

Is Osman Kaluun on to something? How do the general public in Togdheer view his views?

 

Is the Hargeisa administration justified in banishing his return, in other words revoking his status as a rightful citizen ordering his arrest on arrival? Is this Machiavellian doctrine on its final leg?

 

This is my favourite line here, but will the sons and daughters of Northwest got the stomach to listen to the wisdom of this maverick political Casanova?

 

“Woqooyiga waxaa maaska laga geliyey Koonfur baa idin dishay. Koonfurma may diline, waxaa dilay regime ay la dagalamayeen. Markaa in cudur dadki laysu geliyo maaha. Waa walaalahood, waa kuwii dadka Aduunka ugu xigay. Markaa haddaan walaalkay oo aan waxba i yeelin lagu yidhaahdo waxbuu ku yeelay, waa dambi weeye. Way isu wada damqanaysay Somali. Way isu wada hiilisay Somali. Reer la odhan karo …. xittaa reerka Mohamed Siyaad ka dhashay ayaan anigu daafacaa … oo odayaashooda ayaa odhan jiray burburkaa Hargeysa lagu wado ma ogolin” http://www.horseednet.com/radio/Cismaan_Kaluun.rm

 

Wasiirka Hawlaha Guud iyo Guriyeynta ee maamulka Soomaaliland, Mr. Siciid Sulub oo u hadlay maamulka Soomaaliland ayaa .... sheegay in dib loola noqday cafiskii lasiiyey Mudane Cismaan Jaamac (Cismaan Kaluun) oo horey u ahaan jiray Ra'iisul Wasaare kuxigeenkii maamulkii xilkiisu dhacay ee DKMG.

 

War-saxaafadeedkan ayuu ku sheegay Mr. Siciid in cafis horey loogu fidiyey Cismaan Jaamac Cali inuu yimaado dalka Soomaaliland, mar hadii uu kasoo noqday koonfurta aqbalayna gooni isu taagan Soomaaliland tasoo uu Mr. Siciid ku micneeyey sababtii loogu fasaxay in Cismaan uu yimaado Soomaliland.

http://www.horseednet.com/modules.php?op=modload&name=News&file=article&sid=851

Share this post


Link to post
Share on other sites
Nasir   

I don't understand what the big fuss is about. Cismaan Kaluun is a looser and a traitor, thank god somaliland admins didn't arrest him jeelka ayuu naga urin lahaa. Runtii dadka rer somaliland ninkan waxay u arkaan nin calooshiisa u shaqayste ah, somaliland wax uu dhibaato haba yaratee uu ku hayaa ma jirto. Dhibka wuxuu ku hayaa somalida koonfurta uu beenta u shegayo , hadh iyo habeena ku leeyey rer somaliland aniga ayaa idin keenaya, lacagtana kaga guraya sidaas, so markaas waa black market business man cismaan kaluun. Dadka rer somaliland way yaqaanan cida cadowgooda ah.

 

gaba gabo , sidii allah ha u naxaristee president cigaal sheegay " somalia haday rabto waxa xun ee somaliland u wada dhashay waa nuu siinaynaa", ileen ya kuun bay gubayaan xoogaaga yar ee ay kiishada ku haystaana ka furanayaane.

 

 

maca salama

Share this post


Link to post
Share on other sites
sahal   

War wuxu af-xumaa xaggee ka yimid?

 

Nasir Somaliland haddaad ilaah ka dhigatay, waxaad ogaataa inaad ku dhammaanaysid meesha ay saaxiibadaa ku dhammaadeen. KHASAARO ADDUUN IYO MID AAKHIRO.

Share this post


Link to post
Share on other sites

Join the conversation

You can post now and register later. If you have an account, sign in now to post with your account.

Guest
Reply to this topic...

×   Pasted as rich text.   Restore formatting

  Only 75 emoji are allowed.

×   Your link has been automatically embedded.   Display as a link instead

×   Your previous content has been restored.   Clear editor

×   You cannot paste images directly. Upload or insert images from URL.

Sign in to follow this