Sign in to follow this  
Jimcaale

Dagaal xalay ka dhacay Birta Dheer

Recommended Posts

Jimcaale   

Wipe 'em out all of them argagixiso out of degaanka.

 

Dagaal xalay ka dhacay deegaanka Birta Dheer iyo saaka oo laga baqayo dagaal kale

 

Kismaayo:-Wararka naga soo gaaraya magaalada Kismaayo ayaa sheegaya in uu dagaal ka dhex qarxay xalay kooxaha Al-Shabaab iyo Xisbul Islaam oo isku horfadhiya deegaanka Birta Dheer.

 

Dagaalkii xalay ayaa waxaa qaaday Al-Shabaab oo shalay laga qabsaday fariisimo ay ku lahaayeen deegaanka Birta Dheer balse dagaalkii xalay ayaa ahaa mid aan sidaas u weyneyn mana jirto horumar ay sameeyeen 2 kooxood ee uu dagaalku dhexmaray.

 

Dagaalka u dhexeeya Al-Shabaab iyo Xisbul Islaam ayaa u muuqda mid lagu kala bixi doono oo qolo bada lagu shubi doono ka dib markii ay fashilantay waan waantii ka dhex jirtay xili warar la isla dhexmarayo ay sheegayaan in taliyaasha ciidanka Xizbul Islaam ay qaateen go,aan adag walow aan saxaafad weli loo shaacin sida ay noo sheegeen ilo wareed ku sugan Kismaayo.

 

Wariyaha Halgan.net ee ku sugan Kismaayo ayaa soo sheegay in uusan jirin wax kacsanaan ah xaalada magaalada Kismaayo ayaa ah mid degan mana jirin wax rasaas ah oo laga maqlay gudaha magaalada Kismaayo sida ay baahiyeen warbaahinta qaarkod.

Share this post


Link to post
Share on other sites

Join the conversation

You can post now and register later. If you have an account, sign in now to post with your account.

Guest
Reply to this topic...

×   Pasted as rich text.   Restore formatting

  Only 75 emoji are allowed.

×   Your link has been automatically embedded.   Display as a link instead

×   Your previous content has been restored.   Clear editor

×   You cannot paste images directly. Upload or insert images from URL.

Sign in to follow this