Sign in to follow this  
Jacaylbaro

DHANXIIR

Recommended Posts

:D5401dhanxiir.bmp

 

 

Waaryaadhaheen, waa kuwan reer Yurub oo dhan innagu soo qulqulayaan ee maalinba qolo cusubi imanaysee ma macdan baa la igana dhex baadhayaa, ma mijo baxsi ayaa la innoogu yimaad, mise dawladda cusub baa loo daawasho yimaadaa, ma qoladii Ina Rayaale ayaa khaakh macal argagixiso ahayd oo laga baqanayey oo waxa la qaadayaa ‘Dheg dheer dhimatoo dhulkii nabad.’ Cajiib! Waan yaabanahee bal waxay dhasho aan eego!

 

___________________________

 

 

Weger; Adeer; gaalo la ciyaar baanad ahayne meesha tartan baa lagu jiraa oo dawladan cusub baa la doonayaa inta la Foormaad gareeyo lagu shubto borogaam la jaanqaadaya SATALAYTKA casriga ah ee waxaan ku weydiiyey qorshahan Soomaaliweynta ah ee hoosta la innaga soo gelinayo yaa u sheega in xornimada Land-ta lagu waraabiyey dhiiggii curado la jeclaa.

Share this post


Link to post
Share on other sites
Muriidi   

reer yurub ?

 

kuwa "karanteenka" iskula jira haday isbooqdaan yaa dan ka leh ?

 

.. ninka "karanteenka" ah isaguba waa muwaadin xuquuq leh oo e.u. iyo arab league sidiisa wadamadooda "karanteen" kaga jira, la shiri kara.

 

 

somali leaders support and guarantee that as far as they can ..

 

delhi-daily-monitor

Share this post


Link to post
Share on other sites

Join the conversation

You can post now and register later. If you have an account, sign in now to post with your account.

Guest
Reply to this topic...

×   Pasted as rich text.   Restore formatting

  Only 75 emoji are allowed.

×   Your link has been automatically embedded.   Display as a link instead

×   Your previous content has been restored.   Clear editor

×   You cannot paste images directly. Upload or insert images from URL.

Sign in to follow this