Sign in to follow this  
MoonLight1

IS IT TRUE? The M society elders are fleeing Muqdisho and apply for asylum.

Recommended Posts

Odayaasaha Dhaqanka Beelaha ****** oo Safarada Mareykanka kuleydahe Dalka Kenya Ka codsanayan in magan-galyo Siyaasadeed la siiso 140 xubnood oo ...

 

 

Warar hose aan ka Helnay dalka Kenya ayaa noo xaqijinaya in codsi so garsiyeen odayasha dhaqanka belaha ****** Safaaradda Maraykanka ,Odoyaashaan ayaa Safaarada soo gaarsiiyay waraaq codsi ah oo ay safarada Mareykanka ugu codsanayan in magan-galyo Siyaasadeed la siiso 140 xubnood oo kamid ah odoyaashaasi, balse Safiirka Mareykanka ee Kenya u fadhiya Michael Ranneberger ayaa sheegay inaysan awood u laheyn qaabilaada 140 xubnood.

 

Safirka Michael Ranneberger aya shegey in marku wada tashiyo la sameyn donaano wasarada arimaha gudaha mareykanka marka isla ogaladaan in magan galyo siyasadeed sin donaan 40 xubnood kamid ah odayasha ******

 

Michael Ranneberger ayaa ugu baaqey odayasha dhaqanka beelaha ****** in eey iska so xushaan 40 xubnood ugu muhiimsan isla markaana intaas qaabilayaan dalkooda daganaan rasmi ah ka sin donaan dowlada ahan

 

Odayasha dhaqanka belaha ayaa ka so horjeeste hadalka kaso yere safirka a mareykan u fadhiya Kenya i yadona u sodireyn 5 xubnood si ugu dhadhiciyaan safarada marekanka

 

Af hayeenka odayasha dhaqanka beelaha ****** nabadoon axmed diriye cali ayaa noxaqijiye arinkaas ino jiro arinkaas waxana nagu galifey aan subino codsigaas mar naba nabad kumahesano somaliya wax xushmad ah hadaan nahey odayaal naf sadeena labaxsan la nahey wax ix tiraan ah kumahesano dadka isku hesta siyasada somaliya ayuu yiri nabadoon axmed diriye

 

Waligeey kuma fakarin in aan kabaxo gayiga Somalia hada waxan nagu kalife dhibatada nagula haayo aniga ahaan waxan kabad baadey dhowr isku day lagu dabacsanaay in la igu qarijiyo waxan damacsanaay waligeey in aan nabad ka aslaaxiyo somaliya ayuu yiri nabadoon axmed diiriye

Axmed diriye ayaa xusey in malinkasta lagusowaco 40 jeer falefonka lagu hanjabo lagu edeeyo in taageero DF lacago kaqaato dowlada somaliya asagona beninaayo hadalkaas lagu edeeye axmed diriye ayuu yiri marnaba kamaqadan lacago DF aniga waxan tageraa cidi doneysa nabad rabta un ayuu yiri nabadoon axmed diriye

 

 

Odayaasaha dhaqanka beelaha ****** ayaa in badan iskaga cararey naf sadooda kala carareY dalka o gamid yahe cabdulaahi sheikh xasan hada kusugan cariga engiriska

 

Marki so ifbaxde in dowlada marekanka ufidineyo 40 kamid ah odayasha ****** nabad galyo siyadeed ayaa muran isqabqabsi guux farabadan ka dhex bilowde iya dona la arkaayo kulamo la iskuhabeensado kadhaco guriga afhayeenka ****** axmed diriye

 

Sikastaba ha haate odayaasha dhaqanka $ midnimada belaha ****** ayaa kalin weyn o muqata ogajire xasilinta dalka walowna hada ka cararaya gudaha dalka siysada somaliya xilgaan kusocota meel mugdi ah marhadi odayashi kabarakacayaan dalka maxow kudanbeen donaa wayaabeey

Share this post


Link to post
Share on other sites

Ahmed Diiriye and other looters need to go, they created this havoc. Also Mogadishu traditional elders are not fleeing, its this political group created to destroy governance.

 

How the worm has turned.

Share this post


Link to post
Share on other sites

Join the conversation

You can post now and register later. If you have an account, sign in now to post with your account.

Guest
Reply to this topic...

×   Pasted as rich text.   Restore formatting

  Only 75 emoji are allowed.

×   Your link has been automatically embedded.   Display as a link instead

×   Your previous content has been restored.   Clear editor

×   You cannot paste images directly. Upload or insert images from URL.

Sign in to follow this