Sign in to follow this  
Qudhac

a funny story! armed robber complaining

Recommended Posts

Qudhac   

Nin Tuug ah oo Hubaysan ayaa dhacay Hudheel ku yaal Magaalada Atlanta ee Maraykanka Sabtidii isagoo qori ku qabtay ilaaliyaha Hudheelka kadibna dhacay wixi lacag taalay.

 

Ninkan tuuga ah ayaa markuu la baxsaday lacagtii taalay maqalka Hudheelka kadib cadho darteed labo jeer lasoo hadlay Hudheelka una sheegay inuu aad uga xun yahay inaanay lacag badan oo uu dhacaa oolin Hudheelka isagoo u sheegay in Marka labaad uu u baahan yahay inuu lacag badan oo gaadhaysa 586 Dollar inuu ka dhaco Hudheelka.

 

Marlabaad buu soo garaacay isagoo ku celiyey cabashadisii hore una sheegay Hudheelka inuu lacag badan kaydsado si uu uga dhaco. :D

 

 

they told him they will look into the complaint :D

Share this post


Link to post
Share on other sites

Join the conversation

You can post now and register later. If you have an account, sign in now to post with your account.

Guest
Reply to this topic...

×   Pasted as rich text.   Restore formatting

  Only 75 emoji are allowed.

×   Your link has been automatically embedded.   Display as a link instead

×   Your previous content has been restored.   Clear editor

×   You cannot paste images directly. Upload or insert images from URL.

Sign in to follow this