Sign in to follow this  
General Duke

Jarriban Puntland gets on the Net

Recommended Posts

Degmadda Jarriban oo markii ugu horeysay yeelatay aaladda Internet-ka

 

Gaalkacyo, [MOL] 25 Feb, 2004 - Waxaa markii ugu horeysay maalintii shalay u suuro gashay dadweynaha ku nool magaalada Jarriiban oo ka mid ah degmooyinka gobolka Mudug inay fursad u helaan adeega aaladda qalabka Internet-ka taas oo u suuragalin doonta dadweynaha degmadda Jarriiban inay la xiriiraan meel kasta oo adduunka ka mida iyagoo dhex mushaaxaya Isticmaalanayan shabakada Internetka oo haatan noqotay qalabka Isgaarsiinta ugu muhiimsan uguna jaban ee aduunka laga isticmaalo.

 

Mashruucaan oo dadweynaha degmadda Jariiban Farxad weyn galiyay ayaa waxaa ka dambeeyay hirgilintiisa Shirkad Isgaarsiineed oo ay iska leeyihiin dad gobolka u dhashay oo dareemay baahida ka jirta degmada Jariiban. Shirkadda hirgalinaysa adeega Internet-ka ayaa sidoo kale waxay ka hirgalisay degmadda qalab Isgaasiineed oo casri ah kaas oo dadka reer Jarriiban u suuro galin doona inay Telefoon kula xiriiri karaan eheladooda meel kasta oo ay ka joogaan adduunka .

 

Degmada Jarriiban oo dhinaca qorax ka soo baxa kaga aadan magaalada Gaalkacyo qiyaastii 210 KM ayaa waxay ka mid tahay 5 degmo ee gobolka Mudug, waxayna tuuladda Garacad ee kaluumaysiga ku caanka ah u jirtaa qiyaastii 70 Km.

 

Mudugonline.com

Share this post


Link to post
Share on other sites

Maansha Allah, Jariiban is coming out of the shadow of Gaalkacyo...perhaps thanks to Garacad. But I always knew Jariiban as a deserted city of wich everybody went to Gaalkacyo and before that to Muqdhisho.

 

Nabad iyo Caano

Share this post


Link to post
Share on other sites

Join the conversation

You can post now and register later. If you have an account, sign in now to post with your account.

Guest
Reply to this topic...

×   Pasted as rich text.   Restore formatting

  Only 75 emoji are allowed.

×   Your link has been automatically embedded.   Display as a link instead

×   Your previous content has been restored.   Clear editor

×   You cannot paste images directly. Upload or insert images from URL.

Sign in to follow this