Sign in to follow this  
Che -Guevara

Al-Shabab oo dadweynaha reer Marka kala qeyb galay Bandhig Ciyaaro Hidiyo dhaqan

Recommended Posts

Saraakiil ka tirsan Maamulka Alshabaab ee Gobolka Shabellaha Hoose ayaa dadweynaha reer Marka kala qeyb galay Bandhig Hidiyo dhaqan ah oo shalay lagu soo bandhigay Magaalada Marka.

 

Bandhigan oo ay ugu magac dareen Saraakiisha Alshabaab baraarujinta Bulshada ayaa ahaa mid lahaa qeybo kala duwan oo ah Hidaha dhaqanka, waxaana kaliya ka qeyb galay Ragga, iyagoo haweenka laga saaray.

 

Hidaha Dhaqanka ayaa isugu jiray Suugaanta Shiribka, Guurowga oo ay ku gaada ka ciyaarayeen bar baarta gaashaaman, waxaana la arkayay saraakiisha Alshabaab oo si aad ugu qanacsanaa.

 

 

web page

Share this post


Link to post
Share on other sites

...waxaana kaliya ka qeyb galay Ragga, iyagoo haweenka laga saaray.

Allergy bilcaan ayee qabaan. Waxee ka qeybgaleen ayaa iska yar haddeeba dumarkaba u ogaleen.

 

Markee dadkaas u ogolaadaan si xor ah inay u dabaaldegaan Istunka, Dabshidka iyo other dhaqameedka ayee dhab ka tahay. Otherwise barabagaandhadaan meesha ha kala tagaan.

Share this post


Link to post
Share on other sites
Meiji   

What the extremists forget is that Somali woman are fierce and independent minded. They will not become docile creatures who are isolated from social,cultural, economic and political life.

 

They will participate in nation-building as they have been the worst hit group by the state-collapse and ensuing civil war. They are the mothers of Somalia, and they will in no scenario be oppressed by brainwashed kids who think this is Saudi Arabia or Afganistan.

 

I am confident that the women of Somalia will be in the forefront of the coming great struggle against the extremists.

Share this post


Link to post
Share on other sites

Join the conversation

You can post now and register later. If you have an account, sign in now to post with your account.

Guest
Reply to this topic...

×   Pasted as rich text.   Restore formatting

  Only 75 emoji are allowed.

×   Your link has been automatically embedded.   Display as a link instead

×   Your previous content has been restored.   Clear editor

×   You cannot paste images directly. Upload or insert images from URL.

Sign in to follow this