Sign in to follow this  
Xudeedi

Dhahar: Residents of Haylaan Region Prepare for an Islamic Holiday (pics)

Recommended Posts

Xudeedi   

DAAWO SAWIRADA: DIYAAR GAROWGA CIIDA EE DEGMADA DHAHAR...

 

Dhahar:- Waxaa soo gabagaboobey bishii barakaysneyd ayaa gudaha magalada Dhahar ee xarunta gobolka Haylaan laga dareemayaa diyaar garawga Ciida, markaad dhexmarto suuqa wayn ee magalda Dhahar ayaad waxaad arkaysaa dad yagu raxan raxan u socda kuwaas oo booqanaya gooba lagu iibiyo aalabada kala gadisan iyo waliba carwooyinka.

 

 

Sidoo kale waxaa arkaysaa intaa dhexmarayso suuqa meheradaa lagu iibiyo alaabta iyo carwooyinka kala gadisan kuwaas oo laga soo buux dhaafiyey alabaha iyo dharka u khaaskaa iyo agabka iidka .

 

 

Si kastaba ha aahatee xiliga diyaar garawga iidka Dhahar ayaa imanayaa xili si wayn iidkan loogaga diyaar garoobayo guud ahaanba gobolka Haylaan/Sanaag taasna ay la wadaagaan caalamka Islaamka Intiisa kale.

 

 

Naciima Muuse

 

 

http://www.spr.fm/

 

 

Halkan ka daawo sawirada qaar kamid ah:

Share this post


Link to post
Share on other sites

Join the conversation

You can post now and register later. If you have an account, sign in now to post with your account.

Guest
Reply to this topic...

×   Pasted as rich text.   Restore formatting

  Only 75 emoji are allowed.

×   Your link has been automatically embedded.   Display as a link instead

×   Your previous content has been restored.   Clear editor

×   You cannot paste images directly. Upload or insert images from URL.

Sign in to follow this