Sign in to follow this  
Land_Soldier

Silaanyo inviting Generaal Jaamac Qaalib(Somaliland traitor) to Hargeysa

Recommended Posts

Guys, the reason why Jaamac Qaaliib wasnt allowed to enter the country is not because he held positions in the regime of Siad Barre, its because he was one of the founding members of Somaliland and signed the agreement of may 1991.

 

And he later petrayed his people and earlier agreements made and openly opposed Somaliland, partuicipated in the TNG and the TFG.

 

This is the reason why he refused to enter the country, got arrested at Berbera airport and then was deported to Djibouti.

 

I think the General has made an agreement with the goverment. He will plead for forgiveness for the treason against his people and the goverment will therefore allow him back to the country.

Share this post


Link to post
Share on other sites

Boorama: Xildhibaano Ka Tirsan Baarlamaka DKM ee Somaliya Oo Muddo Ku Xidhnaa Boorama Oo Loo Dhaadhiciyay Jeelka Boorama

 

Boorama (Oodweynenews)- Labada Xildhibaan oo ka mid ah Baarlamaanka Somaliya degaan ahaan-na ka soo jeeda Gobolka Awdal ee Somaliland, oo dhawaan lagu xidhay magaalada Boorama ee Gobolka Awdal ayaa maalintii shalay, iyaaga oo aan maxkamadayn loo dhaadhiciyey Jeelka Boorama.

 

Xildhibaanadan oo kala ah Cabdoo Shoodhe iyo Axmed Xuseen (Sitiin) ayaa muddo ka badan 14 maalmood loo haystay inay ku jiraan Baarlamaanka dawladda Sheekh Shariif, kuwaas oo maalintii shalay mar la horkeenay maxkamada gobolka Awdal, markii ay maxkamadu weyday wax qodob ah oo ay ku eedaysan yihiin uu xeerilaaliyuhu yidhi wadamada jaarka oo dhan way joogaan xildhibaano ka mid ah, sidaas awgeed nimankan eedooda hala keeno, taas oo markii ka dambana lagu celiyey saldhiga dhexe oo ay ku jireen muddo14 maalmood ah.

 

Si kastaba xaalku ha ahaatee labada xubnood ee muddada u xidhnaa inay ka mid yihiin baarlamaanka TFG ayaa shalay loo dhaadhiciyay jeelka hoose, kuwaas oo aan lagu qaadin ama lagu dhaadhicin xukun maxkamadeed.

 

Dhanka kale xubnahan ayaa iyagu dalka joogay muddo sadex sano ah, Arimaha xubnahan xidhan ayaa gobolka awdal ka abuurtay suaalo badan oo la isweydiinayo sababta xadhiga loola beegsaday xubnahan Borama mudada joogay ee qolyaha magaalooyinka kale ee Somalliland loo qabqaban waayay, Arinkan ayaa eediisa la saarayaa Wasiirka Arimaha gudaha iyo siyaasiyiin la hal maala, Wasiirka gudaha ayaa isagu hore u sheegay in aan cidna arin siyaasadeed loo xidhi doonin.

 

Arintan ayaa u muuqata ku xadgudub xuquuqda banii aadamka iyo garabmar shraciyada u yaala Somaliland, waxa kale oo la garan la yahay in gudiyadii nabadgelyadu weli ka sii shaqaynayaan gobolka Awdal. taas oo ay sheegtay in ay mamnuucday dawlada cusub ee Kulmiye.

 

 

Oodweynenews.com/Main Office

Share this post


Link to post
Share on other sites

Join the conversation

You can post now and register later. If you have an account, sign in now to post with your account.

Guest
Reply to this topic...

×   Pasted as rich text.   Restore formatting

  Only 75 emoji are allowed.

×   Your link has been automatically embedded.   Display as a link instead

×   Your previous content has been restored.   Clear editor

×   You cannot paste images directly. Upload or insert images from URL.

Sign in to follow this