Sign in to follow this  
Che -Guevara

Dulinimo

Recommended Posts

Ciidamada Itoobiya oo toogtay wiil dhalinyaro ah-meydka wiilkaas oo weli goobta yaal

Warkii 06-Mar-2008 iyo Qormadii: afnugaalnews

 

 

Ciidamada Itoobiya ee fariisinka ka dhigtay wadada 30-ka aya toogasho ku dilay wiil dhalinyaro ah agagaarka isgoyska Al-baraka ee magaalada Muqdisho.

 

 

 

 

Wiilkaan dhalinyarada ah oo weli meydikiisa uu yaalo goobtii ay cadowgu ku dileen ayaa la sheegay in ay ka muuqato rasaas ay la beegsadeen ciidamada Ethiopianku, waxaana ehelada wiilkaas dhalinyarada ah u suura geli la in ay qaatan meydka wiilkooda si ay u asturaan.

 

 

Ehelada wiilka dhalinyarada ah ayaa la sheegayaa in ay joogaan meel ku dhow halka ay wiilkooda ku dileen ciidamada Itoobiya, waxaana dhowr mar oo ay damceen in ay qaadaan ay Ethiopianku huwiyeen tacshiirad xooggan taas oo sababtay in eheladu ay dib u laabtan iyagoo ka baqaya in khasaare ka soo gaaro tacshiiradda arxan-darrada ah ee ay ku furayaan Ciidamada Ethiopianku.

 

 

Ciidamada ayaaa si arxan darro ah u toogasho ugu dila shacabka Soomaaliyeed ee xoogga ay ku qabsadeen, waxaana xarumaha ay saldhigyada ka dhigteen badanaa lagu arkaa meydadka shacab Soomaaliyeed oo ay toogteen ciidamada Ethiopianku.

 

Maalintii shalay ayey aheyd markii la aruuriyey meydadka dad badan oo hareeraha wadada 30-ka yaalay muddo ka badan todobaad kuwaas oo jirkoodu uu is badalay qaarkoodna ay waxayan ku mamay dadka hilibkooda aay cuneen.

Share this post


Link to post
Share on other sites

Join the conversation

You can post now and register later. If you have an account, sign in now to post with your account.

Guest
Reply to this topic...

×   Pasted as rich text.   Restore formatting

  Only 75 emoji are allowed.

×   Your link has been automatically embedded.   Display as a link instead

×   Your previous content has been restored.   Clear editor

×   You cannot paste images directly. Upload or insert images from URL.

Sign in to follow this