Sign in to follow this  
Kamalu Diin

Qanyare Vs Shabelle.net

Recommended Posts

Xafiiska Xeer ilaalinta guud ee Qaranka oo Idaacadda Shabelle ugu baaqay inay jawaab cad ka bixiso dacwad uu Xildhibaan Maxamed Qanyare ku oogay,Warqadii uu Qanyare diray iyo tan xeer ilaaliyaha akhriso

 

 

Muqdisho 25 febaury 2007 Waaga Cusub

 

 

Warqad qoraala oo ka soo baxday Xafiiska Xeer ilaalinta guud ee dowladda federalka ayaa loogu yeeray Agaasimaha Idaacadda Shabelle si ay jawaab uga bixiso qoraal dacwad cabasho ah oo uu Xildhibaan Maxamed Qanyare uga dacwooday War barabagaan ah oo ay Idaacadda Shabelle baahisay kaas oo sheegayay in Hogaamiye kooxeedyo ay ka mid yahiin Maxamed Qanyare,Maxamed Dheere iyo Cabdi Waal ay hub dib uga iibsanayaan Suuqa Cirtoogte Muqdisho.

 

Xildhibaan Maxamed Qanyare ayaa Xeer ilaalinta Guud ee Qaranka u diray Warqad dacwad ah oo uu ku dalbanayo in tilaabo sharciya laga qaado Idaacadda Shabelle oo ku sameeysay sharaf dhac ay ku wasaqeeyneyso sumcadiisa Siyaasadeed.

 

Warqadda Cabashadda iyo dacwadaa ee Xildhibaan Qanyare u diray Xeer ilaalinta guud ee Qaranka ayaa u qorneed sidaan:-

 

 

Xafiiska guud ee Xeer ilaalinta Qaranka ayaa iyagana Warqad gaarsiiyay Idaacadda Shabelle iyagoo ku amray inay deg deg uga soo jawaabaan ,kadibna Agaasimaha Idaacadaas,hortago Xeer ilaalinta iyadoo wadata Cadeeymo ku saabsan in hogaamiyaashaas hub hor leh ka Iibsadeen Suuqa Cirtoogte .

 

Warqadda Shabelle la gaarsiiyay ee Xeer ilaalinta Qaranka xafiiskeedda Muqdisho ka soo baxday ayaa u qorneed sidaan:-

 

 

Idaacadda Shabelle ayaa warkaas hogaamiyaasha ee magacyadda sedexdaa Xambaarsan ku baahisay inay ka soo xigatay Wakaaladda Wararka ee AP laakiin waxaa laga beeniyay Xafiiska Associated Press ee Nairobi ,iyadoo AP ay dacwad ka dhana Shabelle ka oogtay Kenya,waloow aan la ogayn sida Shabelle ka yeeleeyso.

 

Xeeldheerayaasha Saxaafadda ayaa sheegay in Warkaas ay baahisay Shabelle uu ahaa mid Siyaasadeysan oo ay ku dooneysay inay shaki ku kala geliso Dowladda iyo Hogaamiyaasha Siyaasadda ee qaarkood dowladda ka tirsan sida Xildhibaan Qanyare.

 

Si kastaba ha ahaatee waxaa la sii wada eegayaa halka ay ku dambeyso dacwadda Shabelle lagu oogo maadama Xeer ilaalinta warqadeeda ku cadeeysay in tilaabo laga qaadayo hadii ay Shabelle warkaas Cadeyn u heli waydo

 

 

 

 

Mohamed Hassan Omar

 

mohhassan@hotmail.com

WaagacusubOnline@yahoo.com

+2521-320000 Telcom Somalia

+2521-5565600 Hormud Telecom

Share this post


Link to post
Share on other sites
BiLaaL   

^Shabelle is one of the few objective media outlets left in Mogadishu. The TFG thugs ought to stop complaining about Shabelle and start abiding by the law. If they weren't involved in criminal activities and breaking the laws they swore to uphold as parliamentarians, there would have been nothing to report.

Share this post


Link to post
Share on other sites
Ebyan   

Originally posted by BiLaaL:

^Shabelle is one of the few objective media outlets left in Mogadishu. The TFG thugs ought to stop complaining about Shabelle and start abiding by the law. If they weren't involved in criminal activities and breaking the laws they swore to uphold as parliamentarians, there would have been nothing to report.

"Objective" in the sense that it tells you exactly what you want to hear? Hehe. I bet you believe your dead horse is still kicking, eh? icon_razz.gif

Share this post


Link to post
Share on other sites
BiLaaL   

Originally posted by General Duke:

this is a clan based radio that spews hate at every opportunity
.

The conflict between Shabelle and the TFG is not clan-based. If this is the case, as you seem to imply, then it paints a sad picture of this "government". The TFG's crackdown on shabelle dates back to 13th of Jan, the charge then, although not publicly disclosed, centered around the TFG's insistence that Shabelle refrain from reporting the plain fact that Ethiopian troops were supporting the government. Shabelle did not differ from other media outlets around the world in reporting this plain fact.

 

The TFG only backed down due to threats from the EU that funding would be cut if it did not reverse its crackdown on the media. Mind you, although the crackdown included HornAfrik, there is abundant evidence to suggest that the real target was Shabelle. Were the TFG to have their way, they would have barred all media outlets; except for a single outlet to report on the virtues and travels of "President" Yusuf.

 

Shabelle takes its responsibilities seriously. In this critical juncture, Somalia needs media outlets like Shabelle to report the news without alteration, free from government interference or clan-based affiliations. I believe Shabelle is already free from clan pressures, it is government intereferce that is the problem.

 

Originally posted by Violet:

"Objective" in the sense that it tells you exactly what you want to hear? Hehe. I bet you believe your dead horse is still kicking, eh?

Quiet the opposite. I find many reports on Shabelle with which i do not agree. I applaud Shabelle for its impartiality. The difference between you and I, is that i don't rely on others to interpret matters for me. I visit a news site simply for the news and only then, after careful consideration of the facts, makeup my own mind. The stance of the outlet comes second.

Share this post


Link to post
Share on other sites
Abwaan   

Qanyare wuxuu idaacad hadal macno-darro ah ka sii daayoba maanta ma isagaa cabsi darteed idaacadihii ugu dhaqaaqay inuu ruufiyaano? Adduunoow adduun.

Share this post


Link to post
Share on other sites

Join the conversation

You can post now and register later. If you have an account, sign in now to post with your account.

Guest
Reply to this topic...

×   Pasted as rich text.   Restore formatting

  Only 75 emoji are allowed.

×   Your link has been automatically embedded.   Display as a link instead

×   Your previous content has been restored.   Clear editor

×   You cannot paste images directly. Upload or insert images from URL.

Sign in to follow this