Sign in to follow this  
Gabbal

TFG spokesman Diinaari in the middle of car crash in Mogadishu.

Recommended Posts

Gabbal   

Afhayeenka dowladda C/raxmaan Diinaari oo goor dhow ku dhaawacmay shil Baabuur oo ka dhacay wadada u dhaxeysa Wanla weyn iyo magaalada Baydhabo.

 

Shilkaas Baabuur ayaa sababay kadib markii gaariga ay la socdeen xubnahaas oo xowli ku socday uu gaari Dameer wadada soo galay kaddiba uu gaarigii qalibmay.

 

Dadka dhaawacmay ayaa sidoo kale waxaa ka mid ah ilaa Afar qof oo Saxafiyiin ajnabi ah ay ku jiraan iyadoo dhaawacoodana loo soo celiyey magalada Muqdisho iyadoo dhaawacoodu uu fudud yahay.

 

Xubnahan ayaa waxa ay ka mid ahaayeen wefdi uu hogaaminayye Ra'isal wasaare Geeddi oo maanta ku sii jeeday magaalada Baydhabo iyadoo Ra'isal wasaaraha uu haatan gaaray magaalada Baydhabo ee xarunta gobolka Bay.

 

Source

Share this post


Link to post
Share on other sites

Join the conversation

You can post now and register later. If you have an account, sign in now to post with your account.

Guest
Reply to this topic...

×   Pasted as rich text.   Restore formatting

  Only 75 emoji are allowed.

×   Your link has been automatically embedded.   Display as a link instead

×   Your previous content has been restored.   Clear editor

×   You cannot paste images directly. Upload or insert images from URL.

Sign in to follow this