Sign in to follow this  
General Duke

More Eritrean fighters enter Somalia.....

Recommended Posts

Ciidamo soo gaarey Muqdisho

28 Oct 28, 2006, 20:55

 

Maliishiyooyin ka tirsan Maxkamaddaha Islaamiga oo mudo bilooyin ah tababar kusoo qaadanayey dalka Erateriya ayaa dib ugu soo laabtay Muqdisho iyadoo maliishiyooyinkan ay wehliyaan kuwo kale oo dalka Erateriya u dhashay.

 

Ciidamo oo tiradooda kor u dhaafeyso 2500 Askari ayaa inta badan waxaa ay yihiin kuwo u dhashay dalka Erateriya, waxaana loogu talagalay in ay ka qeyb qaadaan dagaalka lala gelayo dowladda KMG ah iyo Ciidamada Itoobiya ee ku sugan gobolada dalka Soomaaliya qaarkood.

 

Warku wuxuu intaa ku darayaa in ciidamo kale oo Erateriyaan ah ay horay ugu sugnaayee gobolada Jubbooyinka oo maxkamahada ay la wareegeen, iyadoo inta badan ciidamadan laga soo dejiyo dekadaha macmalka ah ee Soomaaliya.

 

Garowe Online, Muqdisho

Share this post


Link to post
Share on other sites

Originally posted by General Duke:

Ciidamo soo gaarey Muqdisho

28 Oct 28, 2006, 20:55

 

 

Garowe Online, Muqdisho

Garowe Online, woow! You are the very reason that I always feel suspicious about anything Garowe and Puntland, just because of your exaggerations and their highly baised news coverage in the current issues.

Share this post


Link to post
Share on other sites

Join the conversation

You can post now and register later. If you have an account, sign in now to post with your account.

Guest
Reply to this topic...

×   Pasted as rich text.   Restore formatting

  Only 75 emoji are allowed.

×   Your link has been automatically embedded.   Display as a link instead

×   Your previous content has been restored.   Clear editor

×   You cannot paste images directly. Upload or insert images from URL.

Sign in to follow this