Sign in to follow this  
Xaq

Ethiopians to Return to Somalia

Recommended Posts

Xaq   

http://www.bbc.co.uk/somali/news/story/2009/01/090 127_au.shtml Jean Ping: Waa laga yaabaa in Ethiopia ay soo noqoto

 

Jean Ping oo ah madaxa gudiga midowga Afrika ayaa sheegay in laga yaabo in Ethiopia ay dib ugu dirto ciidamo Somalia, hadii ay awooda maleeshiyiinta xagjirka ah ay aad u sii kororto.

Mr Ping ayaa hadlayay Kadib markii ururka Alshabaab ay la wareegeen magaalada Baydhabo.

 

 

Mr Ping wuxuu sheegay in qabsashada Baydhabo aysan ahayn wax filan waa ah, iyadoo ay ciidamada kooban ee nabad ilaalinta ee Midowga Afrika aysan suurto gal u ahayn in ay meel walba oo Somalia ka mid ah ay joogaan.

Share this post


Link to post
Share on other sites

Join the conversation

You can post now and register later. If you have an account, sign in now to post with your account.

Guest
Reply to this topic...

×   Pasted as rich text.   Restore formatting

  Only 75 emoji are allowed.

×   Your link has been automatically embedded.   Display as a link instead

×   Your previous content has been restored.   Clear editor

×   You cannot paste images directly. Upload or insert images from URL.

Sign in to follow this