Sign in to follow this  
Xoogsade

15 askari oo xalay ka baxsaday ciidamada gumaysiga Itoobiya

Recommended Posts

Xoogsade   

15 askari oo xalay ka baxsaday ciidamada gumaysiga Itoobiya oo ku sugan magaalada Buulo Mareer

 

 

Ciidamo gaaraya ilaa 15 askari oo ka mid ah ciidamo dhawaan lagu soo tababaray dalka Itoobiya oo loo yaqaano (Copy) isla markaana weheliyay ciidamadii gumaysiga Itoobiya oo shalay gaaray magaalada Buulo Mareer ee Gobolka Sh.Hoose ayaa xalay ka baxsaday fariisinkii ciidanka gumaysiga.

 

Ragaan ayaa la baxsaday hub gaaraya ilaa 6 Qori oo 2 kamid ah ay aheeyeen PKM waxaana la sheegay in ay isu dhiibeen qaybo ka mid ah Mujaahidiinta Soomaaliyeed ee dagalka jihaadka ah kula jira gumaysiga.

 

Ciidamada gumaysiga Itoobiya ayaa saaka ku soo waa bariistay degmada ayaga oo wax garadka degmada Buulo Mareer ka dalbaday in ay u soo gacan galiyaan ragii ka baxsaday iyo hubkii ay wateen hadii kale ay magaalada guri guri u baari doonaan.

 

Dadka ku dhaqan degmada Buulo Mareer ayaa walaac ka muujiyay hanjabaada ka soo yeertay ciidamada gumaysiga Itoobiya oo ku wajahan in ay gabi ahaan magaalada baarayaan.

 

Maaha markii ugu horeeysay ee ay ciidamada dhawaaan lagu soo taba baray gudaha Itoobiya oo laa yaqaano (copy Itoobiyaan) hub la baxsadaan waxaase jirtay tiro badan oo ka mid ah ragaas oo hubkooda ula soo galay Mujaahidiinta isla markaana sheegay in ay ka waantoobeen la shaqaynta gumaysiga ayaga oo sheegay in ay dhibaatooyin farabadan la kulmeen intii ay la shaqaynayeen Itoobiyaanka taas oo ay ka mid tahay in gabaad looga dhigo xeryaha ay degan yihiin ciidamada gumaysigu iyo in ay ka hor maraan koloyada itoobiyaanka si haddii miino u qaraxdo ay ayaga u haleesho.

 

http://www.beerdhiga.org/index.php?action=fullnews&showcomments=1&id=3039

Share this post


Link to post
Share on other sites
Nephissa   

Well, where have they all gone today? Dadkii meeyey [our resident qab-qable-yaal.] Nobody sees anything wrong with the 3 or 4 different 'Axmaaro getting whooped' threads, all claiming a big victory against the enemy? Disputing it [as usual :D ] would be fine, but ignoring it just tells me that they're defeated, BIG. Burying their head in the sand. :D .

Share this post


Link to post
Share on other sites

^ :D ............ ppl are looking at me like im crazy *grinning from ear to ear*

 

asking what are you so happy about ..... when i explained that the death and destruction of the xabash filth ........ they are :eek:

Share this post


Link to post
Share on other sites

Join the conversation

You can post now and register later. If you have an account, sign in now to post with your account.

Guest
Reply to this topic...

×   Pasted as rich text.   Restore formatting

  Only 75 emoji are allowed.

×   Your link has been automatically embedded.   Display as a link instead

×   Your previous content has been restored.   Clear editor

×   You cannot paste images directly. Upload or insert images from URL.

Sign in to follow this