Sign in to follow this  
Sharmakee

TFG troops join ICU

Recommended Posts

Qaar ka mid ah ciidamadii dowlada ee ku jiray xerada Manaas oo u baxsaday deegaanka Buurhakaba.

July 19,2006 HornAfrik, Muqdisho , Somalia .

Qaar ka mid aha ciidamadii dowlada ee ku jiray xerada Manaas ee duleedka magaalada Baydhaba ayaa lagua waramay in ay u baxsadeen dhanka Deegaanka Buur hakaba.

Warkan oo aynu ka soo xiganay illo muhiim ah oo ku sugan Magaalada Baydhaba iyo qaar ka mid ah saraakiisha ciidamada xerada Manaas oo diiday in la soo xigto magacyadooda ayaa xaqiijiyay in xeradaasi ay ka goosteen ciidamadii dowlada ee halkaasi tababarka lagu siinayey.

Ciidamadan oo xalay ka soo baxasaday xeradaasi ayaa waxaay yihiin kuwo ka soo jeeda gobalka Hiiraan islamarkaan ah kuwii ugu horeeyay ee lagu xareeyay xerada Kongo ee duleedka magalaada Jowhar .

Ciidamadani ayaa tiradooda lagu qiyaasay ilaa 200 ilaa iyo 300 oo askari sida ay tilmaamayaan wararka qaarkood ,iyadoo warar goor dhaw ina soo gaaray ay sheegayaan in ciidamadaasi ay gaareen deegaanka Buurhakaba xilli halkaasi ay gaareen mas`uuliyiin ka tisran maxkamada Albayaan ee beelaha Digil iyo Mirifle.

Ciidamadani ayaa la sheegayaa markii ay xalay ka soo goosteen xerada Manaas in ay jireen ciidamo kale oo iyana soo raadiyay kuwa soo baxsday,mana la sheegin wax dhib oo oo labada dhinac dhexmaray.

Waa markii ugu horeysay oo ciidamadii loo tababaray dowladda ka soo goostaan magaalada Baydhaba isla markaan ay yimaadaan deegaanka Buurhakaba oo aysan ka arimin dowlada iyadoo ay hore u jireen ciidamao ka tisarn beelaaha Digil iyo Mirifle oo ka goodayay xerada Daynuunaay bishii hore laakiin lagu guuleystay in dib loo celiyo.

Share this post

Link to post
Share on other sites

Join the conversation

You can post now and register later. If you have an account, sign in now to post with your account.

Guest
Reply to this topic...

×   Pasted as rich text.   Restore formatting

  Only 75 emoji are allowed.

×   Your link has been automatically embedded.   Display as a link instead

×   Your previous content has been restored.   Clear editor

×   You cannot paste images directly. Upload or insert images from URL.

Sign in to follow this