Sign in to follow this  
General Duke

Somalia asks for 20,000 AU peacekeepers

Recommended Posts

Somalia asks for 20,000 AU peacekeepers

- Saturday, October 23, 2004 at 16:45

 

Adis Ababa - Somalia's newly-elected president, Abdullahi Yusuf, has asked the African Union to send 20,000 peacekeepers to disarm militias controlling his lawless Horn of Africa country, an AU spokesman said today.

 

"The president has formally asked the AU for a 20,000-strong peacekeeping force to help in collecting millions of small arms known to be owned by the Somali people," AU spokesman Adam Thiam told reporters.

 

He said the request would be considered by the AU's Peace and Security Council which is due to meet on Monday.

 

Mr Yusuf made the request to AU Chairman Alpha Oumar Konare during a meeting with top AU officials on Saturday in the Ethiopian capital Addis Ababa.

 

Mr Yusuf was elected as Somalia's president after almost two years of stop-start talks held in neighbouring Kenya because of insecurity at home.

 

He made an appeal for international peacekeepers at his swearing in ceremony last week.

 

EU foreign policy chief Javier Solana, also on a visit to AU headquarters in Addis Ababa, said the European Union would consider helping to train Somali security forces.

 

"We would like to participate in the stabilisation of the country," Solana told reporters.

 

Diplomats say Mr Yusuf risks leading a government in exile if he is unable to return quickly to Mogadishu and that the legitimacy of his government hinges on gaining control of the anarchic country.

 

Somalia descended into chaos in 1991 when military dictator Mohamed Siad Barre was overthrown, and has since been controlled by rival warlords.

 

--Reuters

Share this post


Link to post
Share on other sites

Madaxweynaha DFKMG oo maanta kulamo kala duwan la yeeshay Zanawi, Solana & Alfa Omar

 

Wararkii ugu dambeeyey Safarka Madaxweynaha

Adis Ababa-23.October.2004 Madaxweynaha DFKG ee Soomaaliya C/laahi Yuusuf Axmed oo haatan booqasho ku jooga Magaalada Adis Ababa ee Xarunta Itoobiya ayaa maanta kulamo kala duwan wuxuu la yeeshay Madax kala duwan oo ka socotay Itoobiya, MIdowga Afrika iyo Midowga Yurub.

 

Madaxweyne C/laahi Yuusuf Axmed wuxuu saaka kulan la yeeshay Ra’isulwasaaraha Itoobiya Malez Sanawi oo ka hor intii aysan kulanka yeelan ayay waxay kor u qaadeen Calanka Soomaaliya, iyadoo Madaxweyne C/laahi Yuusuf uu salaan sharaf ka qaatey Cutubyo ka tirsan Ciidamada Qalabka sida ee Dalkaasi Itoobiya.

 

Markaasi ka dib ayay labada Masuul waxay qaateen kulan albaabada loo xirey oo aan la ogayn waxa ay kaga wada hadleen.

 

Kulankaasi markii uu dhamaadey ayuu Madaxweynaha wuxuu shir gaar ah la qaatey Madaxa Siyaasada ee Ururka Midowga Yurub Mr Havier Solana oo isagu haatan booqashao ku jooga Dalka Itoobiya.

 

Mr.Solana oo saxaafada hadal kooban siiyey markii uu dhamaadey kulankii isaga iyo C/laahi Yuusuf ayaa daboolka ka qaadey in ay ka wada hadleen sidii loo taageeri lahaa Dawlada Cusub ee Soomaaliya ee ka soo baxdey shirka Soomaalida.

 

Mr.Havier Solana wuxuu intaasi ku darey inay kala hadleen Madaxweynaha sidii loo ambaqaadi lahaa hanaan nabadeed oo dalka oo dhan lagu soo celiyo amaanigii iyo xasiloonidii, isla markaana la dhameystiro qaybaha kale ee Dawlada.

 

Madaxda Siyaasada ee Midowga Yurub waxa kale oo uu sheegay in Midowga Yurub uu diyaar u yahay ka qayb qaadashada dib u dhiska Dalka Soomaaliya, iyo waliba inuu ka caawiyo Soomaalida sidii ay nabad dalkooda ugu soo celin lahaayeen.

 

Wararka kale ee hada naga soo gaaraya Magaalada Adis Ababa gaar ahaan Safarka Madaxweynaha DFKG ee Soomaaliya uu ku joogo ayaa sheegaya in Madaxweynuhu uu kulan haatan oo ay tahay 2:30 PM uu la leeyahay Xoghayaha Guud ee Ururka Midowga Afrika Alfa Omar, kulankaasi oo ka socda Xarunta Ururka Midowga Afrika ee Magaalada Adis Ababa.

 

Kulankaasi oo wali warbixin faahfaahsan aysan ka soo bixin ayaa warar hor u dhac ah oo ka soo baxay waxay sheegayaan in Madaxweyne C/laahi Yuusuf Axmed uu Ururka Midowga Afrika hordhigi doono sidii Ciidamo ka socda Ururka Modowga Afrika loo keeni lahaa Dalka si ay hubka uga dhigaan Kooxaha maleeshiyaadka Soomaalida ee sida xoogan hubka u haysta.

 

Madaxweynaha DFKG ee Soomaaliya C/laahi Yuusuf Axmed ayaa shalay intii uusan ka dhoofin Magaalada Nairobi wuxuu Baarlamanka Soomaalida ee ku meel gaarka ah u sheegay in Ururka Midowga Afrika uu hor dhigi doono codsi rasmi ah oo uu kaga dalbanayo inay Ciidamo keenaan Dalka Soomaaliya.

 

Wariye ku sugan Magaalada Adis Ababa ayaa SBC u sheegay in Madaxweynaha uu maalinta Isniinta hadii EEBE idmo uu kulan la yeelan doono Golaha Amaanka ee Ururka Midowga oo uu u jeedin baahida Ciidan Afrikaan ah oo suga amniga oo la keeno Soomaaliya.

 

Golaha Amaanka ee Ururka Midowga Afrika wuxuu go’aanka ugu dambeeya ka dhiibaya in ay Soomaaliya Ciidamo u soo direen, iyadoo ay jirto warar si hoose uga soo baxay Ururka oo sheegaya in Golahaasi uu qabo in Soomaalidu ay si nabad ah oo kaliya lagu geyn karo Ciidamada ka socda Ururka Midowga Afrika, iyagoo sheegay In hadii xasilooni daro ay timaado ay adag tahay inay Ciidamo u soo diraan, laakin wax walba waxay ka soo baxayaan Kulanka Wafdiga Madaxweynaha iyo Golaha Amaanka ee Ururka Midowga Afrika.

 

SBC Online.net

Share this post


Link to post
Share on other sites
BN   

Somali president seeking peacekeepers

 

EU foreign policy chief Javier Solana, also on a visit to AU headquarters in Addis Ababa, said the European Union would offer funding for

a peacekeeping mission and consider training Somali security forces.

 

"The president (of Somalia) has not given me any specific request. But if the request comes ... the EU will assist Somalia and finance a

peacekeeping mission as it has done for Darfur," Solana told a news conference, adding Brussels would host a donor conference on November 28.

 

Earlier Solana announced the EU would contribute more than $100 million to an enlarged AU force in Sudan's troubled Darfur region, but

gave no details on what the EU might offer for an operation in Somalia.

 

http://www.swissinfo.org/sen/Swissinfo.html?siteSect=143&sid=5291486

Share this post


Link to post
Share on other sites
Fyr   

There is no way the AU would send 20.000 troops to Somalia, and there isn’t any country in Africa or in the western world that would be able to finance these troops.

 

The newly AU force in Sudan number between 3,500 and 5,000 troops and costs about $220 which EU stands half of the required $221 million budget for.

How mush would the 20.000 troops cost? I say in the billions, who is going to pay for it? “NO ONEâ€

Share this post


Link to post
Share on other sites
BN   

I dont really see the need for so many foreign soldiers; perhaps a few hundreds officials from the UN/AU/EU to register, train and intergrate militias into a national force. With the TNG forces(SNA) under Gen. Galaal of several thousand(5,000+), and the cooperation of faction leaders who will be included in this new government, this should all be a piece of cake. :D This is, of course, provided all groups are part and parcel of this new federal administration, especially Muse Suudi, Caato, and the JVA.

 

 

Ciidamadii ugu badnaa ee Mileterigii hore ee Soomaaliya oo isu yimid, isla markaana muujiyay in aaney howl gab ahayn

 

Axad, October 24, 2004

 

Ciidamadii ugu badnaa ee meliteriga iyo booliska Soomaaliya ayaa shalay isugu yimid xaruntii hore ee xisbiga , iyagoo muujinayay sida ay diyaarka ugu yihiin in ay ka qeyb qaataan howlaha dowladda cusub ee Soomaaliya.

 

Ciidamadaas oo tiradooda lagu qiyaasay illaa shan kun oo askari ayaa waxaa xaruntaas kula kulmay qaar ka tirsan saraakiisha sare ee ciidamada oo uu ka mid ahaa Jen. Maxamed Nuur Galaal, iyadoo qaar ka mid ah ciidamadaas oo u waramayay HOL ay balan ku qaadeen in ay muujin doonaan in aysan weli aheyn kuwo howlgab ah, sida ka soo yeertay qaar ka mid hogaamiye kooxeedyadii noqday xildhibaanada baarlamaanka.

 

Qaar ka mid ah ciidamadaas oo ay daruuf ka muuqatay ayaa sheegay in ay sugayaan imkaaniyaadka ciidan ee ay u baahan yihiin iyo amarka dowladda oo kaliya, kadibna ay suurta gelin doonaan in ay muddo lix bilood ka yar ay ku soo celin doonaan Ammaanka iyo kala dambeynta caasimadda Muqdisho.

 

Salaad Iidow Xasan (Xiis) Hiiraan Online

sxiis@hiiraan.com

Mogadishu, Somalia

Share this post


Link to post
Share on other sites

Join the conversation

You can post now and register later. If you have an account, sign in now to post with your account.

Guest
Reply to this topic...

×   Pasted as rich text.   Restore formatting

  Only 75 emoji are allowed.

×   Your link has been automatically embedded.   Display as a link instead

×   Your previous content has been restored.   Clear editor

×   You cannot paste images directly. Upload or insert images from URL.

Sign in to follow this