Sign in to follow this  
Juje

First Dinari now it is Goobdoon on the run..!

Recommended Posts

Juje   

War deg deg ah Afayeenka DFKMG Cabdi Xaaji goobdoon oo ka baxsaday Dowlada F Soomaaliya kadibna Magangalyo siyaasadeed weydiistay

afhayeenkii%20dowladda%20Cabdi%20Xaaji%2

War hadda nasoo gaaray ayaa sheegaya in Afayeenka DFKMG Cabdi Xaaji goobdoon uu weydiistay Magangalyo Siyaasadeed dowlada Mareykanka iyadoona wararka uu intaa ku darayaan in ay dowlada Mareykanka ka aqbshaya aqoonsigiisa Afayeenka .

 

Cabdi Xaaji Goobdoon oo ahaa afayeenkii ugu danbeyey ee Wasiirka koowaada Cali Maxamed Geeddi ayaa u muqataa is dhiibidiisa cadaasi ugu yimid howlahiisa shaqo ee u ka haye DFKMG isagoona la sheegayo in uu la soo baxsaday Naftiisa si aan loo qaarajin madaama xiligaan qaarajis xoogan ay fulinayaan sir doonka Itoobiyaa kaasoo ay ugu geysanayaan cid walba oo aqoon leh ama darajo sare ka ahaa ciidanka Dowladihii hore .

 

Afayeenka oo haayo sirar badan ayaa idiin balan qaadeynaa in aan wareysi cod ah kasoo qaadno si shacka u ugu sheego sirta badan uu haayo

 

Is dhiibida Afayeenka Cabdi Xaaji Goobdoon ayaa ku soo aaday maalmo kadib is dhiibid uu is dhiibay Afayeenkii kaga horey shaqada Cabdiraxamaan Diinaari oo isagu hada ku sugan wadanka Sweden dowladaasina ka codsaday magangalyo Siyaasadeed :

 

 

Is dhiibida xubnaha dowlada ayaa xiligaan xoli ku socota iyadoona dhawaan la sugayo xubnah badan oo firxad ah oo ka tirsan labada gole ee Dowlada si aysaga dhibaan wadamada bixiyaha magangalyada Siyaadeed

 

Xafiiska Wararka Ee Qaahira 'Dayniile'

Share this post


Link to post
Share on other sites

Join the conversation

You can post now and register later. If you have an account, sign in now to post with your account.

Guest
Reply to this topic...

×   Pasted as rich text.   Restore formatting

  Only 75 emoji are allowed.

×   Your link has been automatically embedded.   Display as a link instead

×   Your previous content has been restored.   Clear editor

×   You cannot paste images directly. Upload or insert images from URL.

Sign in to follow this