Sign in to follow this  
Umal-Zamzam

Khawariijta Ahlu Sunnah Wal Jameeca oo u cararayo dhinaca Itoobiya

Recommended Posts

Dagaal ka dhacay Waqooyiga Baladweyne

 

By Somalimirror on 25 Jan, 2010 9:11 AM in Main, Wararka

 

Dagaal u dhaxeeya Ciidamada Ururka Al-Xisbul Islaami iyo Kooxda Sheegata Ahlu Sunnah Wal Jameeca ayaa Shalay mar kale ka dhacay Duleedka Waqooyi ee Magaalada Baladweyne ee Xarunta Gobolka Hiiraan.

 

Madaxa Amaanka Ururka Al-Xisbul Islaami ee Gobolka Hiiraan Macallin Faarax Daa’uud oo u waramay Idaacadda Shabeelle ee Magaaladda Muqdisho ayaa sheegay inay weerar ku qaadeen Fariisimaha Ceel-gaal iyo Cowmaad ee waqooyiga Baladweyne isla markaana ay Fariisin ku lahaayeen Kooxda Sheegata Ahlu Sunnah Wal Jameeca.

 

Macallin Daa’uud, wuxuu sheegay inay Fariisimahaasi la wareegeen Kooxdii ka soo horjeedayna ay u Carareen dhinaca Itoobiya.

Share this post


Link to post
Share on other sites
Raamsade   

There is no such thing as "Ahlu Sunnah Waljameeca (WSJ)" in Hiiraan. Or Xisbul Islam for that matter. Just local clans jostling for power and influence who group themselves under one of those two organizations for political expediency. That doesn't mean there are no hardcore Jihadi groups/individuals like those that carried out the Hotel Madina massacre. But they're in the minority.

 

While there are locals on both sides, most Hiraanins oppose Alshabaab/Xisbul Islam in Hiraan since they're perceived as outsiders with little interest for local interests and concerns. Can't blame local Hiraanians for feeling that way, after all Alshabaab/Xisbul Islam flee every time rumors of Ethiopians in Hiran surface but tenaciously fight, massacre, maim, terrorize and oppress locals. It is clear from this pattern who Alshabaab/Hisbul Islam see their primary enemy.

Share this post


Link to post
Share on other sites

Join the conversation

You can post now and register later. If you have an account, sign in now to post with your account.

Guest
Reply to this topic...

×   Pasted as rich text.   Restore formatting

  Only 75 emoji are allowed.

×   Your link has been automatically embedded.   Display as a link instead

×   Your previous content has been restored.   Clear editor

×   You cannot paste images directly. Upload or insert images from URL.

Sign in to follow this