Sign in to follow this  
XOG-ogaal

War DEG DEG AH

Recommended Posts

saan may ku dumbaysay dagaal cusub mar dhow ow bilaamayaa

 

 

Dagaal oogayaashii oo dib ugu soo laabtay caasimadda

 

Mogadishu 29, Dec.06 ( Sh.M.Network) – Xildhibaan Max'ed Qanyare Afrax oo ahaa xubin ka tirsan isbaheysigii ay ku mideysnaayeen dagaal oogayaashii Muqdisho ee la dagaalanka argagixisada ayaa dib ugu soo laabtay caasimadda 6 bilood ka dib markii la kala direey awoodihii maxkamadaha islaamka.

 

Max'ed Qanyare Afrax oo safar dhulka ah kaga yimid magaalada Baydhabo oo uu ku sugnaa muddooyinkii la soo dhaafay ayaa haatan waxa uu soo gaaray xaruntiisa magaalada Muqdisho ee kal hore maxkamadaha ay ka eryeen.

 

Xildhibaan Max'ed Qanyare ayaa ka gaabsaday in wax faahfaahin ah uu siiyo saxaafadda waxa xilligaan ku soo beegay dib ugu soo laabashadiisa caasimadda.

 

Shabelle Media Network Somalia

Share this post


Link to post
Share on other sites
Xoogsade   

He sounded himself in here concerned already about weapon's collection and how it should be done. He said he is part of the TFG parliament. I thought he was sacked :D

 

Dayniile is back in business.

Share this post


Link to post
Share on other sites
Gabbal   

He was sacked from his ministerial position, but not the parliamentarian one. You cannot be sacked from the parliament.

 

Qanyare might have come back but the only thing he carries is a hollow name. The long-term investment of arms, money, and men is not there and most certainly not the post-Barre environment that allowed him to lay those investments down by way of checkpoints and such.

 

Some would say this is the only positive development from Ethiopian soldiers being in Mogadishu.

Share this post


Link to post
Share on other sites

Join the conversation

You can post now and register later. If you have an account, sign in now to post with your account.

Guest
Reply to this topic...

×   Pasted as rich text.   Restore formatting

  Only 75 emoji are allowed.

×   Your link has been automatically embedded.   Display as a link instead

×   Your previous content has been restored.   Clear editor

×   You cannot paste images directly. Upload or insert images from URL.

Sign in to follow this