Sign in to follow this  
Xaaji Xunjuf

Axmed al aswad flees towards the Kenyan border

Recommended Posts

War deg deg ah:Alshabaab oo dib u qabsatay Dhoobley iyo Axmed Madoobe oo xadka dhaafay.

Warkii 19-Feb-2010 iyo Qormadii: NEWS

Wararka aan ka helayno magaalada Kismaayo ayaa sheegaya in saaka ay dib ula wareegeen degmada Dhoobley xoogaga mujaahidiinta Alshabaab,iyadoo halkaas ay ka firxadeen malayshiyadii Axmed Madoobe oo shalay qabsaday magaalada,waxaana wararku sheegayaan in Axmed Madoobe aan la hayn meel uu jaan iyo cidhib dhigay,iyadoo loo badinayo inuu galay dhinaca Kenya.

 

Ciidanka Mujaahidiintu Alshabaab ayaa Dhoobleey ka soo galay Jihooyin kala gedisan sida dhanka waqooyi ee Diif iyo dhanka Qooqaani oo ay ka dhaqaaqeen Boqolaal katirsan Ciidanka Alshabaab iyo kuwa Diif kasoo dhaqaaqay.

Dhowr Gaadiid dagaal oo ay ka carareen Maleeshiyadii ONLF iyo kuwii Axmed Madoobe ayaa laga helay Howdka Dhoobleey waxaana weli socda baaritaano ay saraakiisha Wilaayada Islaamiga Jubbooyinka ku baad goobayaan Maleeshiyadii Axmed Madoobe.

Wararka oo faahfaahsan ha ka fogaan Afnugaal.com

Afnugaal News Desk.

Contact:info@afnugaal.com

Share this post


Link to post
Share on other sites

Join the conversation

You can post now and register later. If you have an account, sign in now to post with your account.

Guest
Reply to this topic...

×   Pasted as rich text.   Restore formatting

  Only 75 emoji are allowed.

×   Your link has been automatically embedded.   Display as a link instead

×   Your previous content has been restored.   Clear editor

×   You cannot paste images directly. Upload or insert images from URL.

Sign in to follow this