Sign in to follow this  
Abwaan

dadkaaga laa oo cadow ku soo hoggaami ma sidaan baa u dambeysey...Yey miyaa ku xiga?

Recommended Posts

nuune   

Waa war aan sal iyo raad toona laheen!!

 

yaa kaloo soo tabiyey warkan.

 

 

Waan jeclaan lahaa qabqabloo dhan in la wada qattaaro.

Share this post


Link to post
Share on other sites
Abwaan   

lol...bro meel kale kuma arkin, balse this website wararkiisa badanaa waa sugan yihiin. Runtiise ma xaqiijin karo anigu.

Share this post


Link to post
Share on other sites
Abwaan   

Haddii qabqable kasta koox SOL ka mid ah ay tiraa lama xiri karo oo tolow kuwii dalkan sida u galay ma iyagaaba ciqaab mutaysanaya, Soomaaliyana soo weligeed sidaas ahaan mayso?

Share this post


Link to post
Share on other sites
nuune   

Sxb Abwaan qofkii SOL jooga ee Qabqable taageera asagaaba qabqable kale ah.

 

Waligaa ha u jixinjixin qabqable, waan ku farxi lahaa in la sameeyo xabsi loogu magac darey "Xabsiga dhexe ee qabqablayaasha" oo ayaga un lagu keydiyo sidii raashin.

Share this post


Link to post
Share on other sites
Abwaan   

Originally posted by nuune:

Sxb Abwaan qofkii SOL jooga ee Qabqable taageera asagaaba qabqable kale ah.

 

sax.

 

Horta Qabqable waaba la gartay oo waa nimanka ee gabdhahana maxaa loogu yeerayaa? Qabqableyso? Odayaashaan runtii islaamo badan oo wareersan oo dahabkoodii u gaday baa jira markii beerka iyo kelyaha ay iska bedelayaan ee kuwaasi ma iyagaa ka roon?

Share this post


Link to post
Share on other sites
nuune   

lol@qabqableyso ehehe, sxb nin kastoo fitno wado naag baa hoosta ku wadato oo la shideyso dabka, taasna waa la wada ogyahay.

 

 

lool@gedonet not reporting hiraale jail, but the other man :D

Share this post


Link to post
Share on other sites
Cumar   

There you go, Somalinews has officially joined the ranks of dayniile and co.

 

The report of him being imprisoned is nothing more than a sheer fabrication.

 

Waagacusub.com:

 

"Waxba kama jiraan in la i xiray,waxaa warkaas faafiyay shayaadiinta Shabaab,anigu waxaan joogaa Dooloow,waxaan ahay Xildhibaan ka tirsan DFKMG ,waxaana qorsheeynayaa inaan Kismayo ku laabto"ayuu yiri Korneyl Barre Hiiraale oo la hadlay Warbaahinta Waagacusub."

 

http://waagacusub.com/news/Barre%20hiiraale.htm

Share this post


Link to post
Share on other sites
Abwaan   

Originally posted by Cumar:

There you go, Somalinews has officially joined the ranks of dayniile and co.

 

The report of him being imprisoned is nothing more than a sheer fabrication.

 

Waagacusub.com:

 

"Waxba kama jiraan in la i xiray,waxaa warkaas faafiyay shayaadiinta Shabaab,anigu waxaan joogaa Dooloow,waxaan ahay Xildhibaan ka tirsan DFKMG ,waxaana qorsheeynayaa inaan Kismayo ku laabto"ayuu yiri Korneyl Barre Hiiraale oo la hadlay Warbaahinta Waagacusub."

 

lol...muxuu la xanaaqsan yahay oo la caytamayaa? Nin xabsi lagu soo waraystay buu u egyahay.

Share this post


Link to post
Share on other sites

Join the conversation

You can post now and register later. If you have an account, sign in now to post with your account.

Guest
Reply to this topic...

×   Pasted as rich text.   Restore formatting

  Only 75 emoji are allowed.

×   Your link has been automatically embedded.   Display as a link instead

×   Your previous content has been restored.   Clear editor

×   You cannot paste images directly. Upload or insert images from URL.

Sign in to follow this