Sign in to follow this  
Abwaan

Muqdisho:Qabanqaabada Banaan Bax Lagaga soo Horjeedo Ciidamo Shisheeye - Hotel Sahafi

Recommended Posts

Abwaan   

Muqdisho: Kulan Looga Hadlayay Qabanqaabada Banaan Bax Lagaga soo Horjeeo Ciidamo Shisheeye Oo Maanta Ka Dhacay Hotel Saxafi II

 

Muqdisho (AllPuntland)- Kulankan oo looga hadlayay sidii loo qaban qabin lahaa banaan bax balaaran oo dunida loogu muujinayo sida loogaga xun yahay in dalka ay yimmaadaan ciidamo shisheeye gaar ahaan kuwa ka socda wadanka Itoobiya ayaa maanta galinkii hore waxuu ka dhacay Hoteelka Saxafi II ee magaalada Muqdisho.

 

Xubnihii kulankan kasoo qeyb galay oo isugu jirray Ganacsato, Culumaa'udiin, Urrurada Bulshada Rayidka, Maamulka Gobolka Banaadir ayaa waxey iska dhex magacaabeen Guddiyo afar ah oo ka shaqeyn doona abaabulka Banaan baxaasi oo la qorsheeyay inuu dhaco maalinta bari ah.

 

Banaan baxaasi la sheegay in uu dhacayo berritoole ayaa waxa ka horeeyay mid kale oo dhacay maalintii jimcaha aheyd iyadoo iyadoo isu soo baxasina ay culumadii ka hadashay ay sheegeen in ay la jihaadayaan hadii ay dalku yimaadaan Ciidamo shisheeye.

 

Abshir Cali Gabre

 

AllPuntland

 

I haven't seen any line of the above article mentioning warlords and their malitia. Therefore it is very obvious that most of Mogadishu citizens if not all of them strongly oppose foreign forces, specially the ethiopians.

Share this post


Link to post
Share on other sites

Join the conversation

You can post now and register later. If you have an account, sign in now to post with your account.

Guest
Reply to this topic...

×   Pasted as rich text.   Restore formatting

  Only 75 emoji are allowed.

×   Your link has been automatically embedded.   Display as a link instead

×   Your previous content has been restored.   Clear editor

×   You cannot paste images directly. Upload or insert images from URL.

Sign in to follow this