Sign in to follow this  
Cowke

Galkacyo: Peace-Making Conference Between Residents

Recommended Posts

Cowke   

shirka-1.jpg

 

shirka-2.jpg

 

shirka-4.jpg

 

shirka-6.jpg

 

Kulan Lagu Dhex-dhexaadinayo Beelo Walaala ah Oo Maanta Ka Furmay Gaalkacyo (Daawo Sawirada).

 

Published on: September 24,2009 Garowe Time 7:20 pm

 

Gaalkacyo (RBC): Kulanka maanta oo ah wajigii labaa oo la isku soo hor fariisiyo labadaasi beelood ee walaalaha ah isla markaana ka wada tirsan beesha deleted ayaa waxaa goob joog u ahaa guddigii odayaasha ee ku howlanaa dhex-dhexaatintooda, saraakiil ka socota hay’adaha PDRC iyo CRD, iyo xubno ka socda maamulka gobolka Mudug ee Dawladda Puntland.

 

Wadahadalkani oo ay isku soo hor fariisteen odayaasha beelaha dagaalku dhexmaray ayaa waxaa la hordhigay heshiisyo hordhac ah oo labada dhinac ba la doonayo in ay fuliyaan, heshiisyadaasi ayaa waxaa ka mid ah in diyo lacageed la siiyo beesha dagaaladii ugu dambeeyay dadku uga geeriyoodeen iyo in la bixiyo ganaax lacageed oo la saarey beelahaasi mid ka mid ah oo la sheegay in ay jabisay heshiiskii xabad joojinta ahaa ee la kala dhex dhigay bishii juun ee sanadkan.

 

Dhamaan heshiisyada labada beelood la kala dhex dhigay maanta ayaa waxaa ay dhaqan galayaan sida la sheegay marka labada dhinac ay si wadajir ah u sixiixaan.

Share this post


Link to post
Share on other sites
Cowke   

Excellent job pdrc, clan-elders, and representatives from puntland government.

 

This peace-making effort is good start towards healing bad blood and enmity between residents. It must start at the bottom.

 

I congratulate all stakeholders present at this conference, because this is positive step towards bringing galkacyo into thriving and stable city that it once used to be.

 

Keep up these excellent inititiaves because it is definitely needed.

Share this post


Link to post
Share on other sites

Join the conversation

You can post now and register later. If you have an account, sign in now to post with your account.

Guest
Reply to this topic...

×   Pasted as rich text.   Restore formatting

  Only 75 emoji are allowed.

×   Your link has been automatically embedded.   Display as a link instead

×   Your previous content has been restored.   Clear editor

×   You cannot paste images directly. Upload or insert images from URL.

Sign in to follow this