Sign in to follow this  
Cowke

Saalax Badbaado: “Gaal Ayaan Ahaan Jirey Hadda Waan Ka Toobadkeenay

Recommended Posts

Cowke   

badbaado-200x132.jpg

 

 

Saalax Badbaado: “Gaal Ayaan Ahaan Jirey Hadda Waan Ka Toobadkeenay” (Dhegayso)

 

April 5, 2010 | NEWS

3 comments

 

Salaax Nuux Ismaaciil (Saalax Badbaado), oo bartamihii bishii Feberaayo isaga baxay Baarlamaanka Federaalka isla markaana u galay xoogaga ka soo horjeeda Dawladda ayaa afka furtey oo hadley.

 

Saalax Badbaado ayaa sheegay in maalintii hore ee uu qabtey shirka jaraa’id uu ka xishooday in uu is yaraahdo Gaal ayaan ahaa, waxaase aan maanta ku dhiiranayaa in aan gaal ahaan jirey waagii aan ka tirsanaa Baarlamaanka Federaala, Saalax Badbaado ayaa daliil ka dhigtey Xadiis saxiix ah oo xitaa arbiciinka laga helo kaas oo ah “Qofkii ´diintaan wax aan ahay ku soo darsada waa lagu celinayaa” xildhibaanka ayaa raddigaas loogu sheegay murtadnimo.

 

Dhegayso Xildhibaankii hore oo ka sheekaynaya Noloshiisa:

 

Saalax Badbaado ayaa sheegay in maanta uu gaalow ka toobad keenayo, waxaana uu dadkii ka baryey in ay u duceeyaan in rabbi toobadda ka aqbalo. Inkasta oo gaalnimada laga baxo oo tawxiidka lagu dhawaaqo ayaanu sheegin wadaadku in mar labaad tawxiidka loo qabtey iyo in kale.

 

Xildhibaankii hore ee Federaalka ayaa ka hadley dastuurka dawladda loo qoraayo iyo arimaha is waafajinta shareecada, sida ay u qaldan yihiin ee ay diinta u hareer marsan yihiin.

 

Saalax Badbaado ayaa ka soo galay Baarlamaanka Federaalka Gobolada Waqooyi ama Somaliland, waxaana uu ka mid ahaa xildhibaanadii hore ee Shirkii Kenya ka soo galay Baarlamaanka Federaalka.

 

Cabdirisaaq Shiino

Horseed Media

 

You can Listen Here

Share this post


Link to post
Share on other sites

Join the conversation

You can post now and register later. If you have an account, sign in now to post with your account.

Guest
Reply to this topic...

×   Pasted as rich text.   Restore formatting

  Only 75 emoji are allowed.

×   Your link has been automatically embedded.   Display as a link instead

×   Your previous content has been restored.   Clear editor

×   You cannot paste images directly. Upload or insert images from URL.

Sign in to follow this