Sign in to follow this  
Peace Action

Jen Cadde Muuse Sh Shariif iyo Shariif Xassan oo xalay la kulmay Ismail Cumar Geele -

Recommended Posts

Jabuuti:-Madaxweynaha dalka Jabuuti Ismail Cumar Geele ayaa xalay waxaa uu la kulmay Jen Cadde Muuse Xirsi Madaxweynaha Puntland iyo Sh Shariif Sh Axmed gudoomiyaha Isbahaysiga dib u xoreynta iyo Gudoomiyihii hore ee baarlamaaka DFKM Shariif Xassan

 

 

Ilaa hada ma cada waxa ay ka wada hadleen balse Tv Jabuuti oo xalay wareysi ka qaaday Jen Cadde ayaa waxa uu sheegay in uu casumaad ka helay Ismail cumar geele uuna u yimid Jabuuti in uu wada heshiisiiyo DFKM iyo Mucaaradka

 

Sh Shariif Sh Axmed ayaa waxaa uu isna sheegay mar laga wareystay TV Jabuuti in ay diyaar in la nabadeeyo Soomaliya balse waxa uu sheegay in uusan ka hadli karin shirka la isigu soo noqonayo Jabuuti.

 

Isbahaysiga Dib u xoreynta ayaa waxaa soo foodsaaray kala qeybsanaan xaga siyaasada ah taas oo soo ifbaxaday markii uu bilaawdey shirkii Jabuuti.

 

A/Cawale

Halgan.net

Share this post


Link to post
Share on other sites
Juje   

Originally posted by Peace Action:

All of diplomatic activity in Jabuti, what is your take?

Sham

Share this post


Link to post
Share on other sites

Puntland oo door ka qaadanaysa dadaalka dhanka dib u heshiisiinta Somalida

 

 

Madaxweynaha dawlad Goboleedka Puntland Max’uud Muuse Xirsi (Gen.Cade) ayaa shaaca ka qaaday in Puntland ay doorkeeda ka qaadan doonto hanaanka dib u heshiisiinta Soomaalida ee ay wado beesha caalamka ee lagu doonayo in lagu soo afjaro xiisadaha iyo dagaalada ka aloosan gudaha wadanka Soomaaliya.

 

Gen.Cade Muuse oo u waramayey Barnaamijka xulka wararka 24-ka saac ee ka baxa Idaacada SBC International ayaa wuxuu tibaaxay in kulan uu la qaatey madaxweynaha Jabuuti Ismaaciil Cumar Geelle ay isla soo qaadeen amuuraha dib u heshiisiinta ee laga dhex wado dawlada KMG ah iyo kooxaha mucaaradka.

 

Madaxweynaha Puntland Max’uud Muuse Xirsi wuxuu carabka ku adkeeyey in Puntland ay qayb ka tahay dawlada Federaalka KMG ah ee Soomaaliya, isla markaana uu yahay doorkeedu mid ku aadan sidii xaalada Soomaaliya nabad loogu soo dabaali lahaa.

 

SBCInternational News

Share this post


Link to post
Share on other sites
Nephissa   

Budo iyo biyo maxay isku qaseen! Puntland ayadaaba nafteeda meel ay gayso waysan, maxaa wado? and where's Abdulahi Yeey? Wax warkiisa sheegayo ma maqale is he not in DJ?

Share this post


Link to post
Share on other sites

You did not comment on Cade's meeting with Asmara group, I wonder what is the difference between Cade and TFG? Yey is in Villa Somalia in Mogadishu.

Share this post


Link to post
Share on other sites

^^

Before you get mad at the glary here, you must understand Cadde’s position in Somali politics. Cadde is nothing more than a placeholder for the old man (Yey). Perhaps he purposefully orchestrated that perception to take hold to deflect public anger at his performance. Or perhaps that is sadly the true nature of his political position. But either way, for those who are in the know of Somali politics fully realize that to be the relationship.

Share this post


Link to post
Share on other sites

Xiin,

What do you mean placeholder? So if what you say is true which I do not accept, the question still stands why the Asmara has to meet with Cade but no the TFG.

Share this post


Link to post
Share on other sites

^^Cadde, being the political puppet he obviously is, may be representing Yey’s tfg in his meetings with Geelle of Jabbuuti! The other thing is opposition groups may find politically expedient to meet with Cadde than a portfolio holding official from the tfg…

 

Aside from Cadde’s apparent incompetence, I think him serving in that capacity is not bad at all.

Share this post


Link to post
Share on other sites
Juje   

Originally posted by Peace Action:

why the Asmara has to meet with Cade but no the TFG.

Did they meet?

Share this post


Link to post
Share on other sites

Xiin with all due respeact adeer. While your analysis are wonderful at times you do go over the line.

 

If Cade is a placeholder, what on earth is Sharif Ahmed to Xasan Dahir & IndaCade, a tool?

 

Come on.

 

Not only do they meet, I think Sharif Ahmed would find a nice refuge in Bossaso, he has run away from Asmara and is welcome in Puntland.

Share this post


Link to post
Share on other sites

Join the conversation

You can post now and register later. If you have an account, sign in now to post with your account.

Guest
Reply to this topic...

×   Pasted as rich text.   Restore formatting

  Only 75 emoji are allowed.

×   Your link has been automatically embedded.   Display as a link instead

×   Your previous content has been restored.   Clear editor

×   You cannot paste images directly. Upload or insert images from URL.

Sign in to follow this