Sign in to follow this  
General Duke

Asmara: Xasan Dahir Aways first opponent to President Sharif Ahmed

Recommended Posts

Sh.Xasan Daahir oo Noqday Mucaaradkii ugu horeeyay ee Xilka Shariifka.

 

Saturday, 31 January 2009 05:31 BXM

Sheekh Xasan Daahir Aweys oo hoggaaminaya Isbaheysiga dib u xoreynta Garabka Asmara ayaa ka hadlay doorashada uu ku guuleystay Sheekh Shariif Sheekh Axmed Xilka Madaxweynenimo ee Dowladda Midnimada Qaran ee Soomaaliya.

 

Sheekh Xasan ayaa waxa uu sheegay in kooxdiisa fadhisa Asmara ay u arkayaan Shariifka iyo Jameecadiisa in ay yihiin kuwa aanan wax micno sidaasi u sii buuran aanan laheyn.

 

Arrinta ka dhaxeysay ee khilaafka keenay ayuu ku tilmaamay Sheekh Xasan in uu ahaa Mabda’a lakin aanu aheyn kursi welina Sheekh Shariif mabda ii uusan kasoo laaban sidaasi daraadeed ay u arkaan kuwa aanan waxba heynin.

 

Isaga oo u waramayay TV-ga Aljazeera ayuu sheegay in Kursiga uu ku fariistay Shariifka ay lamid tahay Kursi aanan lugo laheyn oo Hawada dhexyaalla.

 

Sheekh Xasan Daahir Aweys iyo Sheekh Shariif Sheekh Axmed ayaa ahaa labo Mas’uul oo wada shaqeyn jiray dagaallona la galay Ciidamada itoobiya inksatoo markii dambe ay isku khilaafeen Isbaheysiga asmara taasi oo keentay in labo garab ay u kala jabaan, waxaana Sheekh Xasan uu noqonayaa Mucaaradkii ugu horeeyay ee cadeeya in uu kasoo horjeedo Sheekh Shariif Sheekh Axmed oo aroortii hore ee saakay ku guuleystay in uu noqdo Madaxweynaha Jamhuuriyadda Soomaaliya.

Share this post


Link to post
Share on other sites
Coloow   

General Duke,

 

Sheikh Sharif intuu ka taliyaa? North of Muqdisho only right? That will make him a lame duck; don't you think?

Share this post


Link to post
Share on other sites
Coloow   

The Zack, LOL. I was the first mucaarad when the Arta process started; when the Doofaareey process was initiated; and I am honoured to be the first mucaarad to the Djibouti farce.

 

The reason; waxaani waa sheeko caruureed; dadka waxaaysan fahmin in dhibaatada somalia aan lagu xalin karin jago; madaxweyne, xildhibaan, dawlad.

 

Soomaaliya ma haaysato dawlad la'an, madaxweyne la'aan ee waxaa haaysata cadaalad la'aan iyo xukun jecel.

 

The Zack ku soo dhowow the new somali movement for grassroot strategies to bring peace, and against madaxweynism, dawladism iyo xildhibaanism smile.gif

Share this post


Link to post
Share on other sites
Emperor   

Naqdintu soo bixin okaa, Hassan Daahir miyuu xalay oo dhan soo jeeday dhaawanayay isagana, Lool, miskiin dheh... TV lee kadaawo adeer, hurdo la'aanna yaysan kugu dhicin.

Share this post


Link to post
Share on other sites
Abwaan   

Originally posted by [Waranle]:

General Duke,

 

Sheikh Sharif intuu ka taliyaa? North of Muqdisho only right? That will make him a lame duck; don't you think?

let us see if he only ka taliyo North Muqdisho keliya oo yaan la hor boodin.

Share this post


Link to post
Share on other sites
Abwaan   

Originally posted by The Zack:

Waranle baa isagana noqday mucaaradkii ugu horeeyay SOL ee madaxweynaha cusub.

The Zack, LOL. I was the first mucaarad when the Arta process started; when the Doofaareey process was initiated; and I am honoured to be the first mucaarad to the Djibouti farce.

[/QB]

Originally posted by The Waranle:

 

The reason; waxaani waa sheeko caruureed; dadka waxaaysan fahmin in dhibaatada somalia aan lagu xalin karin jago; madaxweyne, xildhibaan, dawlad.

 

Soomaaliya ma haaysato dawlad la'an, madaxweyne la'aan ee waxaa haaysata cadaalad la'aan iyo xukun jecel.

 

The Zack ku soo dhowow the new somali movement for grassroot strategies to bring peace, and against madaxweynism, dawladism iyo xildhibaanism

 

[/QB]

loool....Weligiis Mucaarad...aniguba waan kula qabey labadii hore Carta iyo Mbagathi...laakiin tan xoogaa waan kaa duwanahay...I will give the Sharif a chance...he is a young new man with a positive image whereas the other two were same old story...

 

Teeda kale haddii aad heysid an alternative adiguna aad dhibka ka jira dalka la wadaagtid dadka dalka gudahiisa ku nool hadalkaagu qabasho ayuu leeyahay laakiin haddii hawshaadu ay ku dhan tahay keyboard ku mucaarad talo ma heysid.

Share this post


Link to post
Share on other sites
Abwaan   

Xassan Daahir needs inuu dadkiisa dhinac ka raaco...Eritrea mar dhow waa burin doontaa illeen Itoobiya Soomaaliya waa ka baxdee.

Share this post


Link to post
Share on other sites

Join the conversation

You can post now and register later. If you have an account, sign in now to post with your account.

Guest
Reply to this topic...

×   Pasted as rich text.   Restore formatting

  Only 75 emoji are allowed.

×   Your link has been automatically embedded.   Display as a link instead

×   Your previous content has been restored.   Clear editor

×   You cannot paste images directly. Upload or insert images from URL.

Sign in to follow this