Sign in to follow this  
Cowke

Puntland Officially Shifts From Clan Politics To Multi Party System

Recommended Posts

Cowke   

pdrc2.jpg

shuuke.jpg

pdrc1.jpg

 

 

Puntland oo dooneysa in ay ka gudubto nidaamka qabiilka, una gudbeysa nidaamka Dimoqraadiyadda

 

 

Arbaco, October 14, 2009(HOL): Hay'ada Horumarinta iyo Cilmi Baarista Puntland PDRC oo maanta xarunteeda ugu qabatay siminaar fahamka dimoqraadiyadda ku saabsan dad ka kala yimid 14 degmo oo ka mid ah deegaannada Puntland.

 

Simnaarkan ayaa inta badan waxaa looga hadlayay qaabkii ay dadka reer Puntland u bilaabi lahaayeen ka gudbida qaabka qabaa'ilka uguna gudbil lahayd Nidaamka Axsaabta ku salaysan Dimuqraadiyadda.

 

Dadkii Seminaarkaas ka qeybgalay ayaa waxaa ka mid ahaa Xildhibaanno ka tirsan maamulka Puntland, xubno ka socday Bulshada Raiydka, gaar ahaan Haween, Aqoonyahanno iyo Dhalinyarro.

 

Waxaa ugu horrayn halkaasi ka hadlay Agaasinka guud ee .Xarunta Horumarinta iyo Cilmi Baarista Puntland PDRC C/raxmaan Cabdulle Cismaan (Shuuke) oo sheegay in aysan arrintan ahayn mid iyagu hadda bilaabayaan laakiin ay tahay mid caalamka ka jirta isla markaana looga baahan yahay in la fahansiiyo bulsho weynta reer Puntland muhiimadda Diqmuraadiyadda ay u leedahay Aadanaha.

 

Waxa.kaloo uu sheegay in lagu waday in deegaanad Puntland la hirgaliyo Nidaamkan markii la aas aasay Puntland 1998 markaasoo lagu ballamay saddex sano kaddib in Dimuqraadiyadda ka hano qaaddo dhulka Puntland, laakiin ayuu yiri aysan taas dhicin.

 

Wax uu sidoo kale Shuuke qiray in labdii maamul ee xukumadda iminka jirta ka horreeyay aysan hirgalin in dadka la fahamsiiyo nidaamka Dimuqraadiyadda, laakiin xukumadda iminka jirtaa ay guulo la taaban karo arintaasi ka gaartay oo ay baarlamaankeeduna ansixiyay nidaamka lagu badalay.

 

''Waa laga gudbi karaa nidaamka qabiilka iyadoo loo gudbayo nidaamka wax ku qaybsiga Dimuqraadiyadda, kaas oo ah midka haatan ay bulsho kasta ku dhisan tahay si meesha ay uga baxdo midab takoorka iyo nin jeclaysiga.'' sidaas waxaa ka hor sheegay dadkii siminaarka maanta uga bilawday Xarunta Horumarinta iyo Cilmi Baarista Puntland PDRC agaasinka Hay'adaasi C/raxmaan Cabdulle Cismaan (Shuuke).

 

Waxaa isna halkaasi ka hadlay oo sheegay in uu siminaarku u furun yahay dadka ka qeyb qaadanayay gudoomiye ku xigeenka koobaad ee Baarlaamaanka Puntland Xareed.

 

Waxaa ay Hay'adu markaasi kaddib ku soo bandhigtay hoolka Siminaarku ka socday Filim ka hadlaya figradaha ay dadku ka qabaan waxa ay tahay Dimuqraadiyadda, waxaana Filimkaasi laga dheehanayay qaabka ay ula dhacsan yihiin dadka reer Puntland in ay ka gudbaan caqabadaha ah in qabiillo wax lagu qeybsado oo markaasina loo gudbo in Axsaab wax loo qeybsado.

 

Ugu dambeyntiina, Arintan ay Puntland ugu ololaynayso in loo tallaabo ayaan ahayn mid markan oo kaliya la isku soo qaaday, laakiin markii la aas aasayyna waa ay taagneyd sida uu sheeagy C/raxmaan Shuuke, waxaana hadda muuqata in nidaamkaas loo gudbi doono.

 

Maxamed Cali Royter, Hiiraan Online

maxamedroyter@hotmail.com

Garoowe, Soomaaliya

Share this post


Link to post
Share on other sites
Cowke   

Che-Guevara I support anything positive for the region, even if it means the kings have to take a seat back.

 

Hey i am the first to support farole yet the kings only be given 1 minister role (amniga) due to farole and cade differences.

 

Bro I separate what is in the benefit of the region and what is the benefit of my clan. Farole is doing excellent job so far and it has to be commended, their are some weaknesses but over-all his been a great change.

 

I could be childish and say i wont support farole and diss him and be suspicious of him because he only gave us 1 minister role, but like i said i am not childish sxb. I know the fine line between clan-interest and state-interest.

 

PS: Farole seems to really kicking starting the multi-party thing, it will be interesting to see how the parties are formed.

 

Will be clan based all over again? My guess it will be mudug, sool, sanaag, cayn forming 1 a party based on "security policy and defense" due to their regions being in hostile areas and they are already tag team in puntland politics as we speak anyways. I think Nugal will be loner party however will be based on development policies and not so much security because it is in a region where there isn't hostile tribe therefore security is the least of their concerns. As for Bari I think they will have a party based on development goals because they don't have any hostile enemies in their region therefore security is not of much concern.

Share this post


Link to post
Share on other sites

Puntland model has proven to be the most succesful one in Somalia. The fake religious groups have failed, and are killing each other as we speak. The secessionist and their love of all things Anglo-Saxon have failed and are hostage to Riyaale and his junta.

 

The next step is one man one vote and multi party system, and the decleration that Puntland is the new Somali republic :D

Share this post


Link to post
Share on other sites

Join the conversation

You can post now and register later. If you have an account, sign in now to post with your account.

Guest
Reply to this topic...

×   Pasted as rich text.   Restore formatting

  Only 75 emoji are allowed.

×   Your link has been automatically embedded.   Display as a link instead

×   Your previous content has been restored.   Clear editor

×   You cannot paste images directly. Upload or insert images from URL.

Sign in to follow this