Sign in to follow this  
Gabbal

Fighting in Buur-Hakaba!

Recommended Posts

Gabbal   

Ciidamada deegaanka Buur hakaba oo la giliyay xaalad heegan ah xilli ciidamo ka tirsan Dowlada oo ay wehliyaan kuwo Ithobiyaan ah ay xalay ka soo ruqaansadeen deegaanka Daynuunaay.

 

October-21 -2006 HornAfrik, Mogadishu, Somalia.

Ciidamada degmada Buur hakaba ee gobalka Bay ayaa habeenimadii xalay heegan la giliyay ka dib markii sida ay sheegeen ay ka war heleen in ciidamo Ithobiyaan ah oo ay wehliyaan kuwo ka tirsan dowlada KMG ah ee Soomaaliya ay ka soo gudbeen deegaanka daynuunaay uu duleedka Baydhaba .

 

Taliyaha ciidanka ee degmada Buur hakaba Xasan Aadan (Guuloow) ayaa daboolka ka qaaday in maalmihii la soo dhaafay ay ku jireen xaalad heegan ah ka gadaal markii ay u soo muuqdeen ifafaalo muujianaya in degamada lagu soo wajahan yahay, isaga oo intaa ku daray in marnaba aysan aqbali doonin talaabooyin wax u dhimaya deegaanka .

 

Xasan Aadan ayaa tibaaxay in heeganka uu ka dambeeyo ka markii ay ka war heleen in ciidamada dowlada KMG ah iyo kuwa Ithobiyaanka ay ka soo runqaasadeen deegaanka Daynuunay oo fariisin u ah ciidamada dowlada KMG , iyadoo uu sheegay in marnaba aysan dhabarka jeedin doonin oo ay cashar u dhigayaan ciddii ku soo xad gudubta degmaad Buur hakaba .

 

Mr Guuloow ayaa sheegay in iminka ciidamada dowlada ee ay taageerayaan kuwa Ithobiyaanka ay isu jiran meel aan sida u kala fogeen , waxa uuna iska fogeeyay in wax taaageero ah ay ka helayaan ciidamada golaha maaxakimta islaamaka .

 

Inkastoo taliyaha ciidamada degmada Buur hakaba uu beeninayo in ay gacan ka helayaan maxaakimta ayaa haddana warar lagu kalsoonaan karo oo dhawaan soo baxay waxa ay sheegayeen in ciidamo ka tisran maxkamada Albayaan oo ka mid ah midowga maaxakimta iyo ciidamada deegaanka ay fariisin ka sameysteen inta u dhaxeysa Buur hakaba iyo Leego xilli maxakamada Albayaan ay arinkaasi beenineyso.

 

Degmada Buur hakaba ayaa dhawaan muddo kooban gacan ku haynteeda waxaa la wareegay ciidamo Ithobiyaan ah oo ay la socdeen kuwa dowlada KMG ah ee Soomaaliya inkastoo markii dambe ay isaga baxaan taasi oo dhalisay in golaha maxaakimta islaamka ay ku dhawaaqaan Jihaad ka dhan ah dalka Ithobiya.

Share this post


Link to post
Share on other sites
Gabbal   

Ciidamada dowladda oo ay wehliyaan Ethiipian oo la wareegay Buurhakaba

 

War deg deg ah

Baydhabo 21, Oct.06 ( Sh.M.Network) Xiisado dagaal ayaa ka bilowday degmada Buur-hakaba ee gobolka Baay, ka dib markii sida la sheegay saakay waabarigii ay halkaasi soo galeen ciidamo Ethiopian ah oo ay wehliyaan kuwa dowladda.

 

Iska horimaadkaan oo ka bilowday bartamaha degmada Buurha-kaba ayaa waxaa shabelle u xaqiijiyay sarkaal ka tirsan ciidamada Maxkamadda Al-bayaan Ilyaas Xasan Cali oo ku sugan degmada Buur-hakaba.

 

Ilyaas waxa uu qirey in dagaal uu ka bilowday saakay degmada Buur-hakaba, isagoo ku eedeeyay in ay soo qaadeen ciidamo Ethiopian ah oo ay la socdaan kuwa Ethiopia.

 

Ilaa iyo hadda ma cadda tirada rasmiga ah ee ku waxyeeloowday dagaalka oo wali socda owgiis.

 

Xiriiro aanu la sameynay dhinaca dowladda Somalia, ayaysan inoo suuro galin in aynu helno, laakiin waxaa la xaqiijiyay in dagaal ka uu socdo.

 

Warar madax banaan oo laga helayo degmada Buur-hakab ayaa waxa ay sheegayaan in ciidamada dowladda KMG ah ee Somalia oo ay wehliyaan kuwo Ethiopian ah ay qabsadeen gacan ku heunta degmada Buur-hakaba, iyadoo maleeshiyadii deegaanka ee taabacsaneyd maxaakiimta ay ka soo baxeen magaalada Buur-hakaba.

 

 

 

Waxii ku soo kordha kala soco wararkeena dambe

Share this post


Link to post
Share on other sites
Gabbal   

Buur hakaba: Ciidamda Dawladda Soomaaliya oo si nabad ah kula wareegay deegaanka Buur hakaba.

Axad, October 21, 2006

 

APL

 

Buur hakaba (AllPuntland)- Ciidamada dawladda Soomaaliya ayaa waxa ay si nabad ah kula wareegeen deegaanka gacan ku haynta deegaanka Buur hakabo.

 

War aannu ka helnay ilo madax banaan oo ku sugan magaalada Buur hakabo ayaa waxa ay cadeeyeen in xukuumadda Somaaliya ay ku amartay dadka dagan deegaanka Buur hakabo in ay cadeyaan taageerada ay u hayaan xukuumadda Soomaaliya.

 

Ciidamadi maxkamadaha ee deegaanka Buur hakabo ku sugnaa ayaa waxa ay u baxeen inta u dhaxaysa degeenada Leego iyo Buur hakabo.

 

Waxa dagaal ah kama uusan dhicin deegaanka Buur kahabo sida ay inoo xaqiijiyeen ilo loo qaateen ah oo ku sugan deegaanada Buur hakaba iyo Baydhabo.

 

Maa markii labaad oo muddo bil gudaheed ah ay ciidamada dawladdu tagaan degeenkaasi Bur hakabo.

 

Waxaa la filayaa in qabsashadani aysan noqon sidii horay u dhacday, iyada oo dadka degaanku ay ka cabsi qabaan in maxkamaduhu ay dagaal ballaaran ku soo qaadaan deegaankaasi.

 

M. J. Koronto

AllPuntland

Share this post


Link to post
Share on other sites
Xoogsade   

A/Y wasn't issuing false threats then the other day in Nairobi I see. Ma laga yaabaa dagaalkan uu is leeyahay wax xoog ku meel mari inuu noqdo mid u baas baxo baydhabo degganaashaheeda?

 

I don't understand the wisdom behind alienating the locals who have no issues with him at all. May be being independent from him and minding their business, neither attacking him nor towing his line didn't sit well with the warlord in ina Yusuf. We shall see how it ends.

Share this post


Link to post
Share on other sites
Gabbal   

^About fighting locals, these are statements from Shabelle and Qaadisiya:

 

Iska horimaadkaan oo ka bilowday bartamaha degmada Buurha-kaba ayaa waxaa shabelle u xaqiijiyay sarkaal ka tirsan ciidamada Maxkamadda Al-bayaan Ilyaas Xasan Cali oo ku sugan degmada Buur-hakaba.

Shabelle

 

Sida la inoo xaqiijiyay waxaa laga qabsaday Ciidamada Taabacsan Maxkamadaha ee kusugan Magaalada Buurhakaba 2-gaari oo kuwa dagaalka ah waxaana ka qabsaday Ciidamda Xabashida ee Saakay soo galay Buurhabaka.

Qaadisiya

Share this post


Link to post
Share on other sites

^^I second to that, indeed. But we will see insha-Allah who becomes the upper hand of these conflicts, though I wish the Islamic Courts would avoid inflicting any casualties with the Abdullahi Yuusuf's guards. I believe they are very innocent brothers of us, who are totally misled into this unseemingly government mission for one man's agenda in favor of Ethiopians.

 

May Allah destory the Ethiopian Army and their backers, Aamiin.

Share this post


Link to post
Share on other sites

President Abduallhi Yusuf is one of the most experienced & wise politicians in Somalia he is making his moves at the right time.

 

Xoogsade

 

People like Abduallhi Yusuf do not issue enmty threats.At this moment he seems to be ready for anything the ICU throw at him.

 

Word on the street is the dowlad troops will be moving towards Mogdishu in the coming hours Buur-Hakaba isn't anything.

Share this post


Link to post
Share on other sites

^^And at what cost would that be happining?

Do you believe there is Dowlad troops for Somalia?

 

However, do you think the so-called Dowlad troops will be welcomed in Mogadishu with flowers and green leafs?

 

Masha-Allah, you are such a great thinker for knowing the realities on the ground! May I help you enhance that line of thinking with you?

 

The coming government will succeed, hopefully.

 

We will see the outcome of the show, soon.

Share this post


Link to post
Share on other sites

Alle-ubaahne I hope you are not having a heart-attack just yet cause it's only Buur-Hakaba at the moment but we have alot in store for you.

 

You should have told your buddy in Mogdishu not to piss off a 70 year old it's unislamic!!!

Share this post


Link to post
Share on other sites

Mogadishu: Government troops and Somalia's Islamist militia engaged in "heavy fighting" on Saturday, pushing local militants out of town, residents said.

 

"The fighting is still raging on. It looks like the local militia have been pushed out of town," said Abdihakim Ahmed, a resident of Bur Hakaba town.

 

"I don't know how many are dead or wounded, I could not go outside."

 

Regional Al Bayan leader Shaikh Mohamed Ibrahim Bila said he has ordered the local militia to retreat from the town after "government troops supported by Ethiopian soldiers attacked."

 

"We were ambushed in the town. They attacked us and we have been fighting for about an hour. There are casualties but I cannot say how many. My men have been wounded and we have been pushed from the town," said Ibrahim Burow, the commander of the local militia.

 

Bur Hakaba lies between Mogadishu and provincial Baidoa town, the seat of Somalia's interim government.

Share this post


Link to post
Share on other sites

^^^Second time the TFG troops go to But-Hakabo. What happened to all the millitias of the unbeatable courts.

 

Also who started this? Who attacked Kismayu and moved into Bur-Hakabo?

Who tried to assasinate the old man?

Who used force first?

Remember this is the first time the TFG troops advanced on any town.

Share this post


Link to post
Share on other sites

By all means war is a neccessity and should the TFG succeed,then it got to reduce the ICU to the basic lie it is.

Raadaamir's words have some truth,this war might bring the peace we all seek.

Share this post


Link to post
Share on other sites

Join the conversation

You can post now and register later. If you have an account, sign in now to post with your account.

Guest
Reply to this topic...

×   Pasted as rich text.   Restore formatting

  Only 75 emoji are allowed.

×   Your link has been automatically embedded.   Display as a link instead

×   Your previous content has been restored.   Clear editor

×   You cannot paste images directly. Upload or insert images from URL.

Sign in to follow this