Sign in to follow this  
Xudeedi

Deputy Security Minister of the Clan Fiefdom (Puntland) Attacked in Dhahar

Recommended Posts

Xudeedi   

9574.jpg

 

Is rasaaseyn maanta dhexmartey Ilaalada Wasiir ku xigeenka Amniga iyo dabley hubeysan oo ka dhacay degmada Dhahar.

 

Dhahar (SPR): Waxaa maanta tacshiirad is weydaarsadey ilaalada wasiir ku xigeenka Amniga Cabdi Jamaal iyo dhalinyaro dabley ah kaasoo maanta ka dhacay degmada Dhahar ee xarunta Haylaan goor ay ku beegneyd xiliyadii afurka.

 

Ismaandhaafkan ayaa wuxuu ka bilowdey goor xalay ay dhalinyaro ku mudaaharaadey guriga Wasiir ku xigeenka Amniga hortiisa, ayaa mid ka mid ah ilaaladii wasiir ku xigeenka amniga bistoolad madaxa ka saarey mid ka mid ah dhalinyaradii mudaaharaadeysay. Arintan ayaa waxay dhalisey in dhalinyaradii qaar ka mid ah ay maanta iyagoo hubeysan weeraraan Istaafkii C/Jamaal iyagoo gaadiid ku dhexmaraaya magaalada.

 

Wararka ayaa sheegaya in qasaare hanti (sida guri iyo gaadiid) oo kaliya ay jirto oo aaney jirin qasaara naf ah oo goobtaasi ka dhacay. Arintan ayaa waxaa dhex galay ciidamada deegaanka iyo odayaal dhaqameedka, oo kusoo afjarey in la kala qaboojiyo inta aysan arintu halkan ka weynaanin. Wasiir ku xigeenka Amniga C/Jamaal iyo wasiirka xanaada xoolaha ayaa ka cudur daartey in la hadlaan idaacada SPR inta xaaladu ay ka degayso, balse sheegay in ay idaacada uga warbixin doonaan socdaalkooda deegaanada Haylaan.

 

Magaalada Dhahar ayaa ahayd mid aan deganayn taniyo markii ay yimaadeen wafdiga ka socda maamulka Puntland oo ka kooban wasiiro/wasiiro ku xigeen iyo xildhibaano, sidoo kale magaalada ayaa waxaa ka socdey shirar looga arinsanayo dagaalada ka socda Galgala iyo sidii loo mideyn lahaa mowqifka shacabka ku dhaqan mandaqada Sanaag, Haylaan iyo Galbeed Bari, waa sida uu noo sheegay mid ka mid ah gudiga shirka ka socda Dhahar ee xarunta Haylaan. (Halkaan riix shirka ka socdey Dhahar)

 

www.spr.fm

Share this post


Link to post
Share on other sites
Xudeedi   

This along with whats going on in Western is bari is a clash between the ideal of an indigenous, consen-sual political system and the reality of a top-down repressive clan dominated regime.

 

Puntland is packed with pliant judici-ary, politicised civil service and security personnel full of handpicked cadres that ensure the Garowe -clan regime’s tenuous grip on power is not threatened by competing clans.

 

Only time will reveal Garowe's intentions.

 

Politics of divide and rule

Share this post


Link to post
Share on other sites
Thankful   

The radical Diaspora mouth piece of Somali Public Radio.

 

It's sad they are so motivated to instigate further conflict knowing they will not be harmed.

Share this post


Link to post
Share on other sites

^^^^unfortunate that the weak radical Diaspora in the comfort of their PC in the West, want to start an internal clan civil war to safe face. They want to start division between households so that terror agent Attam can survive a little bit longer in the hills.

 

The Minister has every right to capture these little clan obsessed thugs and send them to the dungeons..

Share this post


Link to post
Share on other sites

^^^No one can chase this man, on the contrary its him with the security forces who chased Attam from his house in Galgala...this news is like the ones you posted of Galgala clshes, hot air...

Share this post


Link to post
Share on other sites
Thankful   

Originally posted by Jacaylbaro:

I thought the Minister was attacked and chased by the locals in Dhahar not those sitting in the west .....
:D

According to SPR?

 

See in our news reports we proved pics of our government officials touring era's they captured. Our news stories include clear pictures. SPR just says and writes what they want.

Share this post


Link to post
Share on other sites

^^^ the people of Dhahar celebrated his appointment on SPR, if they now hate him it's their issue and surely the state will take note. However the news your peddling is no more than the recognition you crave.

Share this post


Link to post
Share on other sites

Originally posted by General Duke:

^^^ the people of Dhahar celebrated his appointment on SPR, if they now hate him it's their issue and surely the state will take note.

Good ,, Now take a note ...

Share this post


Link to post
Share on other sites
NASSIR   

Duke, Xudeedi and Thankful, I think it's time to drop the blame game and the familiar politicking. It's time to promote peace, unity and reconcliation. Without stirring further incitement or painting the whole Galgala issue with one broad brush, We can simply turn to peaceful channels.

Look at the bigger picture, that is the overall peace within PL's borders and the political and economic leverage it has maintained over SL and other entities.

Share this post


Link to post
Share on other sites

Join the conversation

You can post now and register later. If you have an account, sign in now to post with your account.

Guest
Reply to this topic...

×   Pasted as rich text.   Restore formatting

  Only 75 emoji are allowed.

×   Your link has been automatically embedded.   Display as a link instead

×   Your previous content has been restored.   Clear editor

×   You cannot paste images directly. Upload or insert images from URL.

Sign in to follow this