Sign in to follow this  
General Duke

Who will be the new Prime Minister of Somalia?

Recommended Posts

The Prime Minister of Somalia will be appointed in three days time.

The surprise is that so far Xuseen Aydeed, Mohamed Dhere and Qaynyare are all out of the running.

 

The three individuals named above where touted asbeing the favourites for the position but my source has confirmed that they will be appointed to important posts but not the top job.

 

Many other names are being thrown around however, a Mr Afrah from Sudi’s sub-clan, Engineer Addow who was one of the 26 presidential candidates, MP- Mohamed Ghamadere from Mogadishu are mentioned often. There is also a Dr Collosow [correct my spelling] who is a kinsmen and close confident I am told of Abdiqasin Salad.

 

If you have any further information on the individuals mentioned above please add.

SNW

Share this post


Link to post
Share on other sites

smithy, i believe caddow will get nominated! but that is gonna make cy restless! cuz u gotta conisder how the somali govt is designed where the pm has more pwr than the pres! hence, cy will be a caged cat!! not a whollada ppl r wise to this concept...dont why!

 

thus, stability of the new govt will be a nitemare!!

Share this post


Link to post
Share on other sites
Wiilo   

SNA-da Xuseen Ceydiid oo sheegtay haddii aanan loo magacaabin wasiirka 1-aad in uusan madaxweynuhu farriisin ka dhigan doonin.

Muqdisho

 

 

SNA-da uu hogaamiyo xildhibaan Xuseen Maxed Faarax Ceydiid ayaa war-cad oo ay ka soo saartay Muqdisho waxey ku sheegeen in ay ku faraxsan yihiin in madaxweynaha Soomaaliya uu ku guuleysto nin ka mid ah dadkii halganka hubeysan la galay rajiimkii Maxed Siyaad oo hogaaminayey jabhadii ugu horeysay ee SSDF ayna soo dhoweynayaan natiijadii doorashada, wuxuuna sheegay sarkaal u hadlay SNA-da in ay xaq u leeyhiin jagada wasiirka 1-aad (raisul wasaare), maadaama ay gacanta ku hayaan goobo istaraatiijo u ah dowladda cusub sida xarunta Villa Somalia & Ex. Radio Muqdisho, uuna SNA ka soo jeedo halyey caan ah oo dowladdii dalka ka talineysay 21-ka sano dalka ka saaray.

 

Sarkaalka u hadlay isbaheysiga SNA wuxuu kaloo sheegay in haddii aanan loo magacaabin jagada wasiirka 1-aad in aysan la shaqeyn doonin dowladda cusub, isla markaana aysan ku wareejin doonin goobaha ay gacanta ku hayaan ee ay ka mid tahay xarunta Villa Somalia.

Hadalkaan ka soo yeeray masuulka ayey u arkaan shacabka isbiiradii horey loogu dhigan jirey oo kale ayagoo leh ma ah in qaran lagu xiro waxaas oo kale, hadaan wax heleynina gow iyo gash malaha.

 

 

SmithNWestern, i think it is Dajuvua again, you know when they start demanding positions it is back to the Square zero, i really don't know how things will get better when every clan/subClan start demanding positions.......We will see how things progress in the months to come, isha allaah.

 

 

Go figure

Share this post


Link to post
Share on other sites

Gacmo Dheere oo beeshiisu u sharaxatay inuu u tartamo jagada Raiisal wasaaraha Soomaaliya.

Nairobi

 

 

Xildhibaan Maxed Maxamuud Guuleed (Gacmo Dheere) oo ka soo jeeda degamada Hobyo ee gobolka Mudug ayaa wararka ka imaanayo magaalada Nairobi ee dalka Kenya waxay sheegayaan in beeshiisa reer Xaaji Saleemaan ee H/gidir ay u sharaxatay inuu u buuxiyo jagada taiisul wasaaraha Soomaaliya oo lagu wado in loo magacaabo siyaasi ka soo horjeeda beesha ****** .

 

Xildhibaan Gacmo dheere oo lagu tiriyo ragga sida aadka ah ugu dhow dhow madaxweyne C/llaahi Yuusuf dhinaca fekerka siyaasada, horeyna mar u booqday intii uusan furmin shirka Kenya deegaanada Puntland oo farriisin u aheyd madaxaweynaha maamulkii uu horey u hayay ee Puntland ayaa la sheegay inuu aqbalay inuu qabto jagadan kadib markii beeshiisa reer Xaaji Saleemaan u sharaxatay.

 

Xildhibaan Gacmo dheere wuxuu sheegay in haddii looga guuleysta jagadaan uu la shaqeyn doono ciddii ku guuleysata jagadaan, isla markaana haddii uu ku guuleysto uu codsanayo in lala shaqeeyo.

 

Xidhibaanada la hadal hayo inay qabtaan jagada Raiisal wasaaraha Soomaaliya ayaa waxaa ka mid ah, Xuseen Maxed Ceydiid, Maxed Qanyare Afrax, Maxed Cumar Xabeeb (Maxed Dheere), iyo Maxed Maxamuud Guuleed (Gacmo Dheere), iyadoo xafiiska madaxweynaha cusub ay saf ugu jiraan siyaasiyiinta beelaha ****** ee doonaya in loo magacaabo jagada raisul wasaaraha.

 

Cabdishakuur Cilmi Xasan ,Dayniile Muqdisho

 

cabdishakuur@dayniile.com

Share this post


Link to post
Share on other sites

Rudy, I think Addow is not even in the running. He is going to work with the government. As for makin the President restless I think its wishful thinking on the part of those who oppose him.

 

Wiilo, its not square one, the PM is an important position and everyone is showing their worth. For example Aydeed's group are making all sorts of promises and vailed threats so that their man's chances are increased. It could be counter productive and I heard that he has been told he wont be PM.

Share this post


Link to post
Share on other sites

C/laahi Yuusuf oo la kulamo gooni gooni ah la yeeshay

waxgarad beelaha ****** ka socday.

 

(Magacyada Xubnaha u Sharaxan Wasiirka Koowaad)

 

Madaxweynaha Soomaaliya Col C/laahi Yuusuf Axmed ayaa kulamo gooni gooni ah la yeeshay waxgaradka beelaha ****** sida ay sheegayan wararka naga soo gaaraya Nairobi.

 

C/laahi Yuusuf ayaa la kulmay 20 Xubnood oo beesha Xaaji Saleymaan ee H/gidir kuwaas oo u gudbiyay sida la filayo cida ay doonayan in loo magacabo Wasiirka koowaad ee Xukumadda, waxayna ka dalbadeen Madaxweyana in beeshaas ay la tahay in xilkaas loo magacabo Siyaasiga Maxamed Maxamud (Gacma dheere).

 

Sidoo kale Hotelka uu deggan yahay C/laahi Yuusuf ayaa waxaa buux dhaafay Beelaha ****** ee jagadaas doonaya gaar ahaan beelaha H/gidir iyo ****** oo maanta u muuqdan kuwa doonaya in xilkaas ku soo haray kadib markii meesha ka baxday rabitaankooda ahaa Madaxweynaha soomaaliya.

 

Xubnaha ilaa iyo hadda u cad cad ayaa waxay kala yihiin Xuseen Caydiid, Enj Maxamed Xuseen Caddow, Maxamed Cumar Xabeeb (M Dheere), Proff C/laahi Axmed Afrax, C/laahi Warsame Nuur, Maxamed Maxamuud (Gacama Dheere) iyo xubno kale.

 

Liiska waxaa kaloo ku jira Maxamed Qanyare Afrax in kastoo la sheegayo in Maxamed Qanyare ka gabasaday arrimahaas mar wal laga weydiiyay, waxaase la sheegay in C/laahi Yuusuf uu dhawaan magacabi doona Wasiirkiisa koowad.

Share this post


Link to post
Share on other sites

Smith, I'm 100% certain Abdullahi Yusuf knows who he'll pick for the prime minister position. I definetily don't believe that he's still choosing, regarding Abdullahi Yusuf's personality.

Share this post


Link to post
Share on other sites
Wiilo   

Maalinta berito ah ayaa hoolka shirarka baarlamaanka lagu dooranyaa madaxwyne ku xigeenkii maamulka puntland Sida uu Xasan afqurac oo ah gudoomiye ku xegeenka baarlamaanka u sheegay saxaafada. Waxaana u tartami doona jagadaasi labaatan musharax.

 

Akhriso xeer hoosaadka lagu dooranayo oo uu oranayo sidan:-.

 

 

1.Musharax walba wuxuu Barnaamijkiisa & CV-giisa ka horjeedinayaa Golaha Wakiilada Hortooda waqti ku kooban 10 daqiiqo.

 

2.CV-ga Musharaxa waa inuu buuxiyaa Sharuudaha Dastuurka Dawlada Goboleedka Puntland.

 

Qaabka Codbixinta.

 

Doorashada Madaxweyne ku xigeeenka waxay u dhacaysaa sidan.

 

1.Codbixintu waa mid Qarsoodi ah.

 

2.Codka waxaa tirinaaya 3 Xubnood oo ka Wakiil ah Maxkamada Sare ee Dawlad Goboleedka Puntland.

 

3.Codka waxaa la qaadayaa 3 wareeg , 2-da wareeg ee hore waa 3/2, kan sadexaadna waa hal dheeri sida uu qabo Qodobka 47 farqadiisa 12-aad ee Dastuurka Dawlad Goboleedka Puntland.

 

4.Musharaxii ku guuleysta labada wareeg ee hore mid ka mida ayaa ku guuleystay Doorashada Madaxweyne ku xigeenka.

Hadii kale nidaamku wuxuu noqonayaa sidan:

 

A.Wareega hore marka lawada galo , wareega labaad waxaa u gudbi kara 4-ta Musharax ee codka badan.

 

B.Wareega 3-aad oo hal dheeri ah waxaa u gudbi kara 2 mushaerax ee ugu codka badan

 

C.Wareega 3-ad wa hal dheeri

 

D.Musharaxu wakiil wuu keensan karaa.

 

5.ku dhawaaqiska natiijooyinka Doorashada marba heerka ay marayso waxaa leh Gudoomiyaha Golaha Wakiilada

 

Waxaa ku saxiixan

 

.Gudoomiye ku Xigeenka 2-aad ee Golaha Wakiilada DGPL

Ahna ku simaha Gudoomiyaha Golaha Wakiilada Xasan Daahir (Af-Qurac)

 

 

Well, I really don't care who Abdullaahi Yusuf chooses, but what iam saying is that, the hope is someone who is capable of this position is preferred, and since Abdullaahi Yuusuf knows who his man is, he will choose someone who have the credentials for this position, and we will see who might that someone be tomorrow isha allaah.

 

 

Wabillaahi Towfiiq:

Share this post


Link to post
Share on other sites

Join the conversation

You can post now and register later. If you have an account, sign in now to post with your account.

Guest
Reply to this topic...

×   Pasted as rich text.   Restore formatting

  Only 75 emoji are allowed.

×   Your link has been automatically embedded.   Display as a link instead

×   Your previous content has been restored.   Clear editor

×   You cannot paste images directly. Upload or insert images from URL.

Sign in to follow this