Sharif_seylaci Posted September 11, 2006 hadhwanaag 2006-09-11 (Hadhwanaagnews) BURCO(HWN) waxaa saaka subaxnimadii soo gaadhay xarunta gobolka sool ee laascaanood wafti uu hogaaminaayo madaxweynaha maamulka putland cade muuse xirsi. Safarka uu ku joogo magaalada laascaanod madaxweyne cade muuse waxa uu la xidhiidha hawlo maamul fidin iyo dhul balaadhsi uu doonaayo inuu kula wareego meel ka tirsan gobolada togdheer iyo sanaag. Cade muuse oo hadalo dhaadheer ka jeediyay magaalada lascaanood saaka waxa hadaladiisii ka mid ahaa ,mar uu ka hadlayey xiisadihii dhowaanaha laga soo sheegayey gobolka mudug (Galkacayo) ayuu sheegay in uu layaaban yahay dadka leh waa la qabsanayaa puntland isagoo ka hadlayana waxaa uu yidhi( maaha inaad cabsatiin anagu amaanka dowlad goboleedka puntland waa ku filanahay , isakaba dhaaf wax kale 200 oo askari ayaan ku difaaci karnaa Laascaanood. Cade muuse oo ka hadlaayay safarkiisa uu ku doonaayo in uu ku tago magaaloyinka Buuhoodle iyo Badhan . Waxaana hadaladiisi ka mid ahaa waan tagayaa Buuhoodle cidina igama celin karto xitaa ina riyaale. Hadii laysku dayo in nalaga celiyo dagaalban ku tagaynaa. Tan iyo markii uu general cade muuse soo gaadhay magaalada laascooneed ee xarunta gobolka sool la sheegayna inuu safar ku tagaayo magaaloyinka Badhan iyo Buuhodle hadal hayn badan oo lays waydiinaayo sababta cade muuse xirse uu xiligan u bilaabay is balaadhint waxase hubaal in uu doonaayo in uu buuhoodlena iyo badhana Mariyo wadi laascood martay. Shacabweynaha somaliland waxay isweydiinaya amusnanta ayxukuumada uu hogaamiyo madaxweyne Daahir Riyaale ka a wali ka aamusantahay iyadoo dhulkeedi lagu wado xad gudub. Wariye Cabdisalan ilkacase HadhwanaagReporter Burco s/land Ilkacase1@hotmail.com (Garaad jaamac iyo cade muuse ) Quote Share this post Link to post Share on other sites
Castro Posted September 13, 2006 CADDE MUSSE IS GOING 2 DEFEND PUNTLAND WITH 200 SOLDIERS That's about all you need against the sissy Somalilanders. Quote Share this post Link to post Share on other sites
RedSea Posted September 13, 2006 Castro, seriously, you are one of the healthy minds in this place, keep it up. I mean it, I am not being sarcastic all, you might be though.lol. Quote Share this post Link to post Share on other sites