Sign in to follow this  
Che -Guevara

Shame!

Recommended Posts

me   

Dadka ayaa la kala dilayaa, wax kale maaha.

 

Sheekadu waa tii hore un, reer hebel baa sidan sameeyay, aan ka aarsano un ayaa lala wadaa, xabashina la rabtaa.

 

Cade Muuse 'lataliyayaashiisha xabashiyeed un waxay u soo sheegaan ayuu sameeyaa'.

 

Cade Muuse iyo tuugadiisu waxay sameenayaan in loo qaato in ay sameeyeen dadka ku nool dhulka Soomaaliyeed ee baryahan lagu tilmaamo Puntland maaha.

Share this post


Link to post
Share on other sites
Xargaga   

As i would like to believe, that MR. superflous but dadku ma xoolaa? dont they have waxgarad who can come out and blame this act?.

Share this post


Link to post
Share on other sites
me   

Haa daku waa xoolo. Run ahaantii anigu waxaan aaminsanahay in dadku ay xoolaha waxba dhaamin, in yar un ayaa umad walba damiir leh.

 

Dadku waxay ka fakarayaan nabadoona, ta reerkooda iyo waxay cuni lahaayeen. Puntland iyo Somaliland waa police states, dadka guryahooda ayaa lagala baxaa, imisa jeer ayaad aragtay rag ka shaqeenayay walaaltinimada soomaaliyeed oo jeel la dhigay, xabashi gacmaha loo galiyay ama la dilayba.

 

Dadku dhinac walba ha ahaadeene waa in ay isu soo baxaan, eena is cafiyaan, wixi dhacay wey dhaceen, waa in laga tashado ta aan maanta ku jirno.

Share this post


Link to post
Share on other sites
Xoogsade   

Originally posted by nabadshe:

As i would like to believe, that MR. superflous but dadku ma xoolaa? dont they have waxgarad who can come out and blame this act?.

Some business people visited the jails as I heard along with few elders who expressed their sympathy. Puntlanders are of two groups saxib, Kuwana waa kuwa halkaan munaafaqnimada la taagan oo kale, oo Cade Muse iyo C/Y wax walba ku raacsan, kuwana waa kuwo la heystayaal ah oo naftooda u cabsado. All Cade muse will do is deliver them to the Xabashi dogs encamped in town if they make a noise. Inshallah Muqdisho will be free again so Puntlanders who can't put up with the slavish Cade Muse' abhorrence can come and live with free conscience.

Share this post


Link to post
Share on other sites

Join the conversation

You can post now and register later. If you have an account, sign in now to post with your account.

Guest
Reply to this topic...

×   Pasted as rich text.   Restore formatting

  Only 75 emoji are allowed.

×   Your link has been automatically embedded.   Display as a link instead

×   Your previous content has been restored.   Clear editor

×   You cannot paste images directly. Upload or insert images from URL.

Sign in to follow this